24/01/2024
Dadkaygoow cabashaada
cabaadkiyo qayladaada
Ciilkiyo cimiladaad tabayso
Cakuye cishadaadu dhawev
Caloole adkaysiyeelo
ishayda casaanka daawo
Cabdoow cidanfiirinaayo
Ceelkkii dhoqoobay weeyi
Casiiskaa lagabaqaaye
Caamaan caqli kaawadaynin
Cabaysigu waa cartaada ?