Xafiiska Caafimaadka Degmada Daror

Xafiiska Caafimaadka Degmada Daror social Awarness

Alx ilaahay ayaa mahadleh Waxaa si habsimi oo qurux badan noogu qabsoomay kulan aanu la yeelanay shaqaalaha xafiiska caa...
22/05/2026

Alx ilaahay ayaa mahadleh

Waxaa si habsimi oo qurux badan noogu qabsoomay kulan aanu la yeelanay shaqaalaha xafiiska caafimaadka iyo kuwa xarunta Daroor PHCU

Kulan kaas oo ay u jeedadiisu ahayd

Doorashada iyo tirakoobka shaqaalaha

Sidoo kale waanu kulankan uga faaidaysanay Tallaalkii piri ga oo saaka aanu bilaabaynay

Dhamaan ujeedooyinka kulankan waxay noogu soo dhamaadeen si qurux badan
Alx

22/05/2026
Xadhig kajarkii waaxda Qaliinka Hooyada iyo Dhalaanka (OR)ka ee xaruunta caafimaadka Degmada Daroor
19/05/2026

Xadhig kajarkii waaxda Qaliinka Hooyada iyo Dhalaanka (OR)ka ee xaruunta caafimaadka Degmada Daroor

asc asxaabta qaaliga ah halkani waa  Dugsiga H/dhexe Bilaal Rabaso  waxa laga fuliyay Talaalka ka hortagga cancerka  ku ...
19/05/2026

asc asxaabta qaaliga ah halkani waa Dugsiga H/dhexe Bilaal Rabaso waxa laga fuliyay Talaalka ka hortagga cancerka ku dhaca haweenka da,doodu udhaxayso 9 ilaa 14sanno
m.xafisedka caafimadka d.daroormudane yuusuf abdi
mareeyaha xarunta cafimadka Rabaso c/shakuur maxamed cismaan
maareye ku xigeenka xarunta caafimadka Rabaso
maxamed xasan siciid
iyo dhaamaan shaqalaha xarunta cafimaadka Rabaso way mahadsanyiin sida ay ugu adeegayaan shacabkood halkaa kasii wada da,daalka

Abokor hc. Waxaa maanta laga daah furay adeeg cusub.   Ee oxygenta oo hada ka hor dadka loo refer garayn jiray. Adeegan ...
19/05/2026

Abokor hc. Waxaa maanta laga daah furay adeeg cusub. Ee oxygenta oo hada ka hor dadka loo refer garayn jiray. Adeegan ayaa dhawan naga so gaadhay gashama huspital.

waxaa maanta ka bilaabmay guud.ahaan goobaha waxbarashada eedegmada daroor talaalka Hpvga(ka hor_taga viruska wax_yeeley...
13/05/2026

waxaa maanta ka bilaabmay
guud.ahaan goobaha waxbarashada ee
degmada daroor
talaalka Hpvga(ka hor_taga viruska wax_yeeleyaa
marinka h**e ee makaanka haweenka)
waxaana ka soo qaybgalay masuuuliyiinta
xafiisyada bahwadagta ah caafimaadka iyo waxbarasha iyo xafiiska maamulka ee degmada
oo uhoogaaminayo gudoomiyaha
makhtar mahamed ahmed

Xarunta cafimadka abokor (Abokor health center) ayaa manta gaadhsiisay marakanecoyin qaar ka mida dadka kunool magaalada...
13/05/2026

Xarunta cafimadka abokor (Abokor health center) ayaa manta gaadhsiisay marakanecoyin qaar ka mida dadka kunool magaalada abokor ee h**e caymiska cafimaadka isu diwaan galiyay.
Waxaana qaybiyay shaqaalaha xaruunta oo uu horkacayo maareeyaha xarunta mudane Kaafi

Address

Health Office Daror
Daror

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Caafimaadka Degmada Daror posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share