Ethio Somali Road Construction Enterprise

Ethio Somali Road Construction Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ethio Somali Road Construction Enterprise, Jigjiga.

A true leader has the confidence to stand alone, the courage to make tough decisions, and the compassion to listen to th...
19/12/2016

A true leader has the confidence to stand alone, the courage to make tough decisions, and the compassion to listen to the needs of others. He doesn't set out to be a leader but becomes one by the equality of his actions & the integrity of his intent.
" if u want ur team to accomplish great things, u must first show them that u truly care. Leaders become great, not because of their power, but because of their ability to empower others.

Maareeyaha Wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Oo sheegay in xukuumada DDSI Awooda saartay dhismayaasha jidadka.Jigjiga,(cak...
14/12/2016

Maareeyaha Wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Oo sheegay in xukuumada DDSI Awooda saartay dhismayaasha jidadka.

Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha jidadka DDSI mudane Cabaas Xuseen Obsiiye oo waraysi siiyay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in iyada oo laga duulayo fulinta qorshayaasha u yaala xukuumada DDSI oo awooda saartay sanadkan hirgalinta dhismayaasha jidadka oo halbawle u ah horumarka bulshada deegaanka.

maareeyaha ayaa sheegay in ay wakhti xaadirkan wakaaladu dardar xoogan galisay fulinta qorshayaasha ahmiyadoodu yihiin dhismayaasha jidadka oo sahlaya isku socodka bulshada deegaanka taasi oo xoojinaysa hirgalinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo koboca dhaqaalaha dalka iyo deegaanka

wuxuuna, intaasi ku daray maareeyuhu in wakaaladu guulo mug wayn ka soo hoysay qorshayaashii u yaalay ee ahaa dhinaca dhismayaasha jidadka iyo buundooyinka kuwaasi oo sahlay isku socodka bulshada deegaanka, dadka, duunyada iyo gaadiidka u kala goosha gobolada DDSI. maareeyaha ayaa tilmaan dheer ka bixiyay dhibaatooyinkii h**e uga haysan jiray bulshada deegaanka dhinaca jidadka ee isku socodka degmooyinka deegaanka balse markii ay xukuumada DDSI dajisay ayuu yidhi maareeyuhu qorshayaal cilmiyaysan in laga guul gaadhay xal u helida jidadka isku xidha gobolada iyo degmooyinka deegaanka.

Ugu danbayntii maareeyaha wakaalada dhismaha jidadka ayaa sheegay in mashaariicaha waawayn ee ay wakaalada hadda gacanta ku haysto fulindooda oo iskugu jira mashaariicaha biyo xidheenada looga faa’iidaysanayo wax soo saarka beeraha, mashaariicaha dhismayaasha jidadka iyo buundooyinka ay wakhti kooban wakaaladu ku soo gabagabayntoondo.

Waa Buundadii Geldoh Bridge Oo xidhii dhin teedii maan lasoo gaba gabeeyay
07/12/2016

Waa Buundadii Geldoh Bridge Oo xidhii dhin teedii maan lasoo gaba gabeeyay

Beka spate irrigation project
04/12/2016

Beka spate irrigation project

Waxaan Halkan Ooga Hanbalyaynayaa Marwo Riyaaq Cabdulahi Takhal oo Loo Magacaabay Waziirka Xafiiska Horumarinta Xoolo dh...
15/11/2016

Waxaan Halkan Ooga Hanbalyaynayaa Marwo Riyaaq Cabdulahi Takhal oo Loo Magacaabay Waziirka Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada iyo Reer guuraga DDSI oo ah muwaadinad u dhalatay DDSI Horayna Xilal muhiim Deegaanka uga sooqabatay sida Wasiirka Xafiiska ka Hortaga iyo Xakamaynta HIV Aids Hadana ahayd Maareyaha Guud ee Shirkada Dhismaha Jidadka DDSI. lehna khibrad dheer, aqoon sare, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaas darteed, waxaa mas’uulkan lamagacaabay u rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay
uu uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu ugu adeego bulshada.
Hambalyo Allaha kugu asturo.

Federalismka ayaan kusoo caano maalnaye waxaan markasta difaacaynaa nidaamka federalismka iyo waliba qodobka dastuurka e...
05/10/2016

Federalismka ayaan kusoo caano maalnaye waxaan markasta difaacaynaa nidaamka federalismka iyo waliba qodobka dastuurka ee 39 oo aan markasta difaacaynaa dawladnimadayada

Waxa manta ka deegay  GEELDOH Bridge   wafti WFP aah oo fadhigodu yahay magalo madaxda dalkeena Ethiopia Addis Ababa waf...
05/10/2016

Waxa manta ka deegay GEELDOH Bridge wafti WFP aah oo fadhigodu yahay magalo madaxda dalkeena Ethiopia Addis Ababa wafdigan oo kormer kusamaynaya Mashruca bundada geeldoh waftigan aya uu boogay sida wanagsan ee ay shaqadu usocoto isla markana wakhti dhaaw laso gabagabayn doono bundadan.... HORA LOSOCONAYA

04/10/2016
Shacbiga degmada Lehel-yucub ee Gobolka Doolo ee kusugan dalka iyo dibada ayaa waxay mahad-balaadhan usoo jeedinayaan xu...
04/10/2016

Shacbiga degmada Lehel-yucub ee Gobolka Doolo ee kusugan dalka iyo dibada ayaa waxay mahad-balaadhan usoo jeedinayaan xukuumada ddsi, X.D.Sh.S.i. iyo Madaxwayne Cabdi Maxamud Cumar iyo wasirka Biyaha ahna Madaxa Xarunta dhexe ee Xispiga lehna awood M/W/xigeen Marwo Fartun Bilaabista qoditaanka Ceel-ka laga qodayo Xarunta degmada ee Lehelaw.... Ceelkan oo miisaaniyad badan loogu talo-galay... hadii Allah idmana markuu dhamaystirmo wax Wayn kusoo kordhini doona nolosha iyo habka dhaqan-dhaqaale ee bulshada kunool degmedan (Socio-economic development)..... Horaaaaa....Loo.......Soconayaaaaaaa.

የበአለፈው አመት 2008 የኢትዮጵያን ሶማሌ ክልላዊ ምንግስት ያስገነበው ሜጋ ፕረጀክቶች በጥቅጥ ላስቀኛችሁ፦1. አዲሱ የመስተዳደር ቢሮ2. የቀብሪደሀር አለምአቀፍ አየር ማረፍያ3. የዋንጋይ ...
01/10/2016

የበአለፈው አመት 2008 የኢትዮጵያን ሶማሌ ክልላዊ ምንግስት ያስገነበው ሜጋ ፕረጀክቶች በጥቅጥ ላስቀኛችሁ፦
1. አዲሱ የመስተዳደር ቢሮ
2. የቀብሪደሀር አለምአቀፍ አየር ማረፍያ
3. የዋንጋይ ድልድይ
4. 96 ሀፈርዳም የሁሉም ወረዶች ያስገነበች
5. የስጋ ፋብሪካ
6.የወተት ፋብሪካ
7.የዘይት ፋብሪካ
8. የፉራሾች ፋብሪካ
9. መህጀር የኢንሲሳት ወደ ውጭ ስላክ የምፈተሺ ቦታ
10.የመራኣቶ፤ውጭዋጪ፤በካ እና ጎማር መስኖ ልማት ፕረጀክቶች
11. 7 ትላልቅ ድልድዮች
12. 6 የሙያ ማሰልጠኛ ኮሎጆች
13. የምንግስት ሰረተኛ መኖራያ ቤት
14. የቀብሪደሀር ዩኒፌርስቲ እና ሌላ.......
viva Ddsi

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ethio Somali Road Construction Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share