TOFIK Construction plc

TOFIK Construction plc construction

🏗 Build Your Dream Home in Jigjiga! | Ku Dhiso Gurigaaga Riyada ee Jigjiga!Welcome to Tofiq Construction and House Desig...
10/06/2026

🏗 Build Your Dream Home in Jigjiga! | Ku Dhiso Gurigaaga Riyada ee Jigjiga!

Welcome to Tofiq Construction and House Design. We bring your vision to life with modern architecture and trusted building quality!

📐 Expert Architectural Design & 3D Visualization

Naqshadaynta Guryaha ee Casriga ah iyo Muuqaalka 3D

🏗 Full Residential Construction (Foundation to Finish)

Dhismaha Guryaha oo Dhammaystiran (Aasaas ilaa Furaha)

💎 Premium Materials & Transparent Budgeting

Agab Tayo Sare leh iyo Qiimo Macqul ah oo ku raligalinaya oo lagu Kalsoonaan Karo

⏱️ On-Time Delivery & After-Sales Support

In Lagugu Wareejiyo Wakhtigii Loogu Talogalay iyo Taageero Buuxda

📍 Located right here in Jigjiga. | Waxaan ku guda jirnaa magaalada Jigjiga.

📲 Click "Send Message" to chat with us on WhatsApp! | Guji "Send Message" si aad noola soo xiriirto hadda!

15/04/2026
30/01/2026

Macaamiisha sharafta leh waxaan leenahay sidii aad horayba nooga barateen dhisidda guri tayo leh iyo nashqado cusub oo la jaan qaadaya wakhtiga ayaa gurigani waxaa uu kamid yahay nashqadaha ugu danbeeyay,

Sida aynu nafteena ugu raadino cunto tayo leh aya sidoo kale waxa lagama maarmaan ah in aynu helno hoy/guri qurux badan oo tayo leh oo udhigma una qalma maalkeena aynu ku tabacnay,

Hadaba shirkadda dhismaha ee TOFIk ugu kaalay tayo iyo qurux ku salaysan dookhaaga iyo rabitaankaga macmiil,

12/12/2024

Waa dhisme cusub oo ah goob ganacsi kana kooban G+1 oo aan ka wadno magalada jigjiga

TAYO WAA ASTAANTA SHIRKADDA DHISMAHA EE TOFIK CONATRUCTIONWaa dhisme cusub oo aan ka bilaabi doono magalada jigjiga jidk...
12/12/2024

TAYO WAA ASTAANTA SHIRKADDA DHISMAHA EE TOFIK CONATRUCTION

Waa dhisme cusub oo aan ka bilaabi doono magalada jigjiga jidka 30ka insha allah,

12/12/2024

Quality is the first for any building so that is our trademark

Address

Jijiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TOFIK Construction plc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share