Qabaal udpy

Qabaal udpy hell maaweelo

🎓 Today marks a significant milestone in my academic journey – I successfully defended my thesis on [topic empact of res...
01/07/2024

🎓 Today marks a significant milestone in my academic journey – I successfully defended my thesis on [topic empact of resource management on construction project case of private construction companiesinKebridahar]! 🌟 It has been a challenging yet incredibly rewarding experience, and I'm deeply grateful to my advisor [name] for their guidance and support every step of the way.

🙏 Thank you to everyone who believed in me and supported me on this journey. I'm filled with gratitude and optimism as I embark on the next chapter. Here's to new beginnings and endless possibilities! 🚀💫

SOOJEEDI/IFTIIMINWaxaan usooneedinayaa Dadka kumagacaaban iyo kuwa umagacaaban inay xal kagaadhaan faldambiyeed yadan ho...
20/06/2023

SOOJEEDI/IFTIIMIN

Waxaan usooneedinayaa Dadka kumagacaaban iyo kuwa umagacaaban inay xal kagaadhaan faldambiyeed yadan horarnimada ah ee soonoqnoqday We mulatariga itoobiya mararbadan good qaabab kaladun kula kaceen shicibka rear qabridahar

Uguhorayn magaalada qabridahar waa birgaydhka 2aad ee itoobiya taasina waxay caqabad dheeri ah kunoqotatay bulshada reer qabridahar

1 ciidanku wuxuudaganyahay dhulkiid
deganaansha Ku haboonaa oo kabalaadhan baaxadda shicibkii magaalada udhashay aydagan yihiin taas badalkeedana bulshada reeqabridahar daadadku wuxuu saameeyaa 40%

2 ciidanku wuxuu leeyahay suuq, huteello baar ugaar ah oo kudhaxyaala xeryaha ciidanka waxaana looyaqaanaa kibaab kuwaas oo waliba ka qiimojaban kuwamagaalada (discount) saadarteed askariga xerada kor oogabaxayya waa askari la ogyahay ama lafasaxay iyadooy saas tahay hadana waxaa inagu soo noqnoqotay inbadan askari hubaysan intuukasoobaxo xerada oo waardiga soo dhaafo inuu magaalada bulsho rayd ah kuxasuuqo

TALOBIXIN
1 Uguhorayn waa in lasameeyo baadhitaan rasmi ah oo laxidhiidha weerarkan bahalnimada ah iyo sababta kadambaysay

2 majirto waxbaahi ah oon uqabno xafiiska birgaydhka 2aad waayo bulshadii magaalada waxaa kabatay mulatariga xeryaha dagan taasina waxaykeenta inaan kadhamaan wayno

_Askaribaa gadooday
_Askaribaa shillo uu lacagkabixiyay lagufalisay deed wuu xanaaqyoo waxbuu xasuuqay
_iyo askaribaa sirkhaamay oo dadbuu laayay

3 hadii aan la awoodin in lararo xafiiska birgadhka ciidanaka waa in lagararo magaaladaskartana laga manuuco inuu magaalada uboxo

hadii lagamaarmi waayana uusoo toogaysto isagoo hub iyo dirays midna qabin lanadajiyo ciidanka meel uguyaraan u jirta 10-15 km
si magaaladu u hesho istragiyad quruxbadan oo aan biyo mareen ahayn bulshaduna uhesho nabadgalyo iyo xasilooni intaa hadaan lasamaynin waxaad ogaataan ree tokeyaw afar afar iyo shan shantaasu loodhimanayo inayna istaagaynin iyo waliba falcelinta qacligaabnimada ah ee xusuusta jidhiidhac yadaleh kugu reebay

Allaha unaxariisto dhamaan tood waxaa saaka aroortii  dil xaq dara ah ugu gaystay militariga  Ethiopia ee ku gadaaman ma...
20/06/2023

Allaha unaxariisto dhamaan tood waxaa saaka aroortii dil xaq dara ah ugu gaystay militariga Ethiopia ee ku gadaaman magaalada qabridahar

Wuxuushtu xasuuqa shacabka way caadaysteen

  University #______________________________✅Teaching competence evaluation:“KU To ensure the quality of teaching and le...
09/06/2023

University #
______________________________
✅Teaching competence evaluation:
“KU To ensure the quality of teaching and learning, the university applies evaluation methods. It is an assessment made by the university based on what the teacher does in the classroom. Student surveys are the most common assessment tool. Also

It is an evaluation of the teacher’s COMPETENCE in terms of teaching

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينهما في خير 🤲💍امين يارب العالمين Eebe ha issu kiin barakeeyo walaashay Fardowsa Mohamed y...
04/06/2023

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينهما في خير 🤲💍
امين يارب العالمين
Eebe ha issu kiin barakeeyo walaashay Fardowsa Mohamed yo zawjkeeda oo maanta nolosha ku midoobay.
Kuwii isku waaree awlaad baariya kala hela Eebe ha idinka dhigo walaalayaal. Aamiin🤲

24/11/2022
"Gabdhaha (Deegaankeenu) aroor walba marka ay adeega doonanayaan baajaj ayay sii raacaan soona raacaan laakin Aduunka ka...
14/11/2022

"Gabdhaha (Deegaankeenu) aroor walba marka ay adeega doonanayaan baajaj ayay sii raacaan soona raacaan laakin Aduunka kale todobaadkiiba hal maalin ayaa lasoo adeegtaa"

"Gabdhaheenu iney todobaadkiiba hal maalin soo adeegtaan waxaa u diidaya ma helayaan fursad ay wiilasha ku arkaan"

Madaxywaynaha Deegaanka Soomaalida oo is barbardhigay gabadhaha Deegaanka iyo kuwa Caalamka.

Madaxywayne Mustafe ayaa intaasi raaciyay in la yareeyo kharashka Baajajta si wax looga qabto sixir bararka

waxaan soo xasuustay sheeko xariir gayiga somaalida caanka ah

waxaa jirtay islaan uuqabay nin geelbadan oo eebe hanti ku manaystay oo aan arag wax baahi ah ama gaajo ah

maalin maalmaha kamid ah islaantii waxay aragtay ilmo yar oo gaajo la ooyaya markaasay tidhi ilmuhu muxuu l a ooyayaa waxaa loogu jawaabay gaajuu la ooyayaa kulahaa oo haduu dhay loo waayay ma dhanaanka la siiyo ileen ma aaminsana in dhay iyo dhanaanba lawaayi karee

eega iyo haatan madaxwayne mustafe wuxuu taagan yahay ha duu sixirbarar idin saameeyay oo aydiinaa awoodi inaad maalin walba soo adeegataan todobaad kii maad halmar adeega soo jimlaysataan

macquul miyaytahay xafad soo jimlaysan karta adeeg kufilan 7cisho inay dhib kutahay soo adeegashada maalinkasta waa maya

lkn qoys kaliya heli kara adeega maanta kaasoo lagaba yaabo inuusan udhamays tirnayn barina ilaahay uun wax kasugaya kawaran hadaynu dhahno may soo jimlaystaan adeeg kufilan?

ugu horayn qorshahan ah todobaadkii halmar soo adeegashada kaliya waxaa samayn kara dadka maalqabeenada ah ama xilalka ugu sareeya ee xukuumada haya

mudunane madaxwayne ma wasiiradadaada ayaad la had laysaa misse shicibka deegaanka

1 hadaad lahadlayso wasiirada waad ku saxantahay

2 lkn hadaad lahadlayso shicibka deegaanka kaalay kasoo bax fillada oo shicibkaaga ukuurgal qolodan kugu hareeraysan way kuqaseene aad wax badan ogaatide shicibkaagu Saad mooday ee aad barbardhigayso bulshada caalamka iyo si kudhaw toona ma ahee

Marwo c/casiis kulahaa
15/09/2022

Marwo c/casiis kulahaa

15/09/2022

xakamee naftaada si aad u hormatri hamigaaga

10/05/2022

Address

Togdhagax
Kabri Dar
05

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabaal udpy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qabaal udpy:

Share