Abdixakin xusen

Abdixakin xusen Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdixakin xusen, Damage restoration service, Raanguni, Muscat.

Waxaan si' gaara u dhagaystaa lixdan caalim ee Soomaaliyeed, mid walbana waxa uu leeyahay fan uu ku xeel dheer yahay oo ...
23/03/2026

Waxaan si' gaara u dhagaystaa lixdan caalim ee Soomaaliyeed, mid walbana waxa uu leeyahay fan uu ku xeel dheer yahay oo aan si toos ah uga qaato arimahiisala xidhiidha cilmigiisa:

1- Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Waxaan si gaar ah uga qaataa arrimaha fatwooyinka Shareecada, iyo fahamka qotada dheer ee uu ka bixiyo masaa’ilka diinta. Sharaxaaddiisa dheer ee cilmi ku dhisan waxay i siisaa awood aan ku kala saaro xaqa iyo baadilka, gaar ahaan marka ay timaaddo arrimo u baahan daliil iyo miisaan culus.

2- Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Waxaan si gaar ah uga dhagaystaa taariikhda Islaamka, juquraafiga iyo ilbaxnimada Muslimiinta. Habka uu sheekooyinka u soo bandhigo iyo sida uu dhacdooyinka u xidhiidhiyo waxay qofka gelinayaan faham ballaadhan oo ku saabsan meeshii ummaddu ka timid iyo halka ay maanta joogto.

3- Sheikh Maxamuud Xaliike
Waxaan si gaar ah uga qaataa axkaamta salaadda iyo baraarujinta la xidhiidha waaqica bulshada. Wuxuu si cad oo nidaamsan u sharxaa cibaadada, isaga oo sidoo kale dadka ku baraarujinaya khaladaadka ka jira nolosha maalinlaha ah bulshada.

4- Sheikh Maxamed Cumar Dirir
Waxaan si gaar ah uga qaataa tafsiirka Qur’aanka iyo kala bixinta macnaha aayadaha. Wuxuu leeyahay faham qoto dheer oo uu si fudud ugu dhigayo dadka, taas oo ka dhigaysa Qur’aanka mid si dhab ah loo fahmi karo looguna dabaqi karo nolosha.

5- Sheikh Maxamuud Shibli
Waxaan si gaar ah uga doontaa masaa’ilka fiqiga iyo sharaxaadaha la xidhiidha waxyaabaha cusub ee diinta lagu soo kordhiyay (bidcada). Hadalkiisu waa mid toos ah oo aan leexleexad lahayn, taas oo qofka ku hagta inuu diintiisa si sax ah u ilaashado.

6- Sheikh Xasan Xuseen
Waxaan si gaar ah uga doontaa wacyigelinta bulshada iyo arrimaha la xidhiidha caqiidada qaldan. Wuxuu si fudud oo qalbiga taabanaysa u soo bandhigaa mowduucyada adag ee xasaasiga, isaga oo dadka ku baraarujinaya halista fikirrada qalloocan.

Mid kasta oo ka mid ah culimadan wuxuu leeyahay meel u ku fiican yahay, aniguna waxaan ka doortay fan kast

19/03/2026

Citiraaf Israa’ii Galow Ciirsi xumadaada📲🤙😁

06/03/2026

Xarrunta Dhaqqan iyo.Dallxiiska SomaliA🇸🇴 Gopolka Sannaag 😍 , Maqofbaa jira aan Jecllayn 🤎 Mar uun inuu tago??

✅Dastuurkii ayuu dhameystiray✅Cunaqabateyntii hubka dalka wuu ka qaadey.✅Deen cafintii waa keenay.✅Shidaal ayuu dalka ka...
05/03/2026

✅Dastuurkii ayuu dhameystiray

✅Cunaqabateyntii hubka dalka wuu ka qaadey.

✅Deen cafintii waa keenay.

✅Shidaal ayuu dalka ka qodaayaa

✅Doorasho qof iyo cod ayuu dalka gaarsiiyay

✅ Golaha Ammaanka ee UN

✅ Golaha Nabadda iyo Ammaanka AU

✅ Ku-biirista Bulshada Bariga Afrika

✅Caasimadii dalka waa hormariyey bilicdeedii waa taan arkeyno.

✅ Waxaa la fashiliyey damacii badda ee Itoobiya

✅ Waxaa hadda fashil ku dhow faragelinta Israel iyo Imaaraadka

𝐓𝐈𝐉𝐀𝐀𝐁𝐈 𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀𝐆𝐀𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:1- Guulestayasha waa labada number ee nasiibka kuwa doorta.2- Like garee page-ka shirkada k...
05/03/2026

𝐓𝐈𝐉𝐀𝐀𝐁𝐈 𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀𝐆𝐀

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1- Guulestayasha waa labada number ee nasiibka kuwa doorta.
2- Like garee page-ka shirkada korontada PEPCO
3- Like garee Post-gan
4- Share garee Post-gan
𝐅𝐆: 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐎 𝐇𝐀𝐋 𝐍𝐔𝐌𝐁𝐄𝐑, Guuleystayasha waxa noqonayaa labada qof ee doorta lambarada nasiibka ah. 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐡𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 $𝟐𝟎 & 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐡𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 $𝟏𝟎.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐡𝐮𝐛𝐢 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐢𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐢𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚.

𝐅𝐠: 𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐮 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐤𝐮 𝐞𝐠𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝟏𝟎:𝟎𝟎 A.𝐌.




05/03/2026

Abwaan Axmed salleeban,, Tabasho waayeell,,

Address

Raanguni
Muscat

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdixakin xusen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share