Hirad Consult & Construction

Hirad Consult & Construction Hirad Consult & Construction implements many of the crucially important development projects in Sland

24/02/2026

Hirad Consult & Construction
Project ID: HIR-BUR-13
Dhisme Bangalo ah, Burco, Xaafada Plaza
FAAHFAAHINTA
Dhulka = 24m x 24 m
๐Ÿงฑ 1Fadhi
๐Ÿฅฏ1 Kijo
๐Ÿ›–5 hurdo
๐Ÿšฝ 3 Suuli.
๐Ÿš˜ Dayr afarta dhinacba kaga wareegsan guriga
๐Ÿ•๐Ÿ• Si aad u dhisato guri tayo iyo quruxba leh, fardlan nala soo xidhiidh
Contact us at:
๐Ÿ“Œ ๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ“ฒ063-4446887, 065-4349681
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 63-4430776
๐Ÿ“ง[email protected]
๐Ÿข๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž 1: Address: Plaza main, Next to plaza hotel, Burao
๐Ÿข๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž 2: Address: Abdalle stadium road, Berbera

11/02/2026

Project Name: HIR-BUR-12
Details of the G+2 Commercial building:
๐Ÿ“Area:12mby12m.
๐Ÿ  3 ware houses in ground floor.
๐Ÿค 2 Multi use hall (first & second floor).
๐Ÿ›ŒTerrace floor with stair cover room.
๐Ÿšฝ2 toilets per each floor.
๐Ÿš˜ Parking space up to three cars.
Contact us at:
๐Ÿ“Œ ๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ“ฒ063-4446887, 065-4349681
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 63-4430776
๐Ÿ“ง[email protected]
๐Ÿข๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž 1: Address: Plaza main, Next to plaza hotel, Burao
๐Ÿข๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž 2: Address: Abdalle stadium road, Berbera



Hirad Consult & Construction

24/09/2025

Dhisme Bangalo ah, Burco, Xaafada Plaza

FAAHFAAHINTA

Dhulka = 24m x 18m
๐Ÿงฑ 1Fadhi
๐Ÿฅฏ2 Kijo
๐Ÿ›–4 hurdo
๐Ÿšฝ 4 Suuli.
๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž ๐ซ๐จ๐จ๐ฆ๐ฌ :
๐Ÿškijo, istoodh, 1 suuli, & gaafhi gal

๐Ÿ•๐Ÿ• Si aad u dhisato guri tayo iyo quruxba leh, fardlan nala soo xidhiidh

โ˜Ž๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
Tell and What'sapp:
โ˜ŽBurao Office:๐Ÿ“žโ€ช+252 63 4430776โ€ฌ / 4349681
โ˜Ž Berbera Office: ๐Ÿ“žโ€ช+252 63 4446887โ€ฌ
๐Ÿ“ฉEmail: [email protected]

Hirad Consult & Construction

16/10/2024
Shirkada Hirad Consult & Construction ayaa Biriijkii Lixaad ka hirgalisay magaalada Burco.Muuse X. Cabdi Bridge oo ah Bi...
12/10/2024

Shirkada Hirad Consult & Construction ayaa Biriijkii Lixaad ka hirgalisay magaalada Burco.

Muuse X. Cabdi Bridge oo ah Biriij lugeed isku xidhaya xaafadaha Plaza iyo October oo uu maalgeliyay Xildh. Muuse X. Cabdi Ducaale islamarkaana ay fulisay Shirkada Hirad Consult & Construction ayaa xadhiga laga jari doonaa maalinta Beri ah oo bishu tahay 13/10/2024.

Hirad Consult & Construction oo ah shirkadda gacanta kuhaysa ee dhisaysa Bridge ka u dhaxeeya xaafadaha Actober iyo Plaz...
01/08/2024

Hirad Consult & Construction oo ah shirkadda gacanta kuhaysa ee dhisaysa Bridge ka u dhaxeeya xaafadaha Actober iyo Plaza , bridge kaas oo reer Burco ugu deeqay xidhibaanka golaha Guurtida Xil. Muuse X. Cabdi Ducaale ayaa qayb lixaad leh ka qaadatay Laami dhinac mara bridge-ka oo gawaadhida loogu tala galay, laamigaas oo ah nooca (Irish Bridge) .

Laamiga gaadiidka loogu talagalay ayaa waxa iska kaashaday Xildhibaan Muuse X. Cabdi Ducaale , Dawladda Hoose ee Burco iyo Shirkada Hirad Construction.

Shirkada Hirad Construction ayaa fulisay badiba mashaariicda bridge-yada laga hirgaliyay magaalada Burco, iyada oo si lexejeclo leh ugu hurta aqoonteeda, tayadeeda iyo hantideedaba .

20/07/2024

Wax wada qabsiga iyo isku tashiga bulshada iyo Dawladeeda ayaynu ku dhisi karnaa baahiyaha magaalada iyo guud ahaan dalkaba.

Wadadan oo ah wado ka gudbaysa dooxa wayn ee magaalada Burco(Irish bridge road), isla markaana dhinac maraysa Biriijka lugta ee uu maalgaliyay Xaaji Muuse Xaaji Cabdi ayaa ah wado isku xidhaysa labada xaafadood ee Aktoobar iyo Plaza taas oo ku dhaw hada gebo-gebo.

Wadadan ayaa wax badan ka tari doonta isku xidhka bulshada, horumarinta ganacsiga iyo guud ahaan kor u qaadista baahiyaha aasaasiga ah ee bulshada.

Wadada ayaa waxa qarashka ku baxay iska kaashaday xildh. Muuse X. Cabdi, Dawlada Hoose ee Burco iyo Shirkada Hirad Consult & Construction

Xadhig ka jarka Biriijka lugta ee Ceelgooni oo ay Fulisay shirkada Hirad Consult & Construction isla markaana ay maalgal...
13/06/2024

Xadhig ka jarka Biriijka lugta ee Ceelgooni oo ay Fulisay shirkada Hirad Consult & Construction isla markaana ay maalgalisay shirkada Telesom

12/06/2024

Hirad Consult & Construction Company has completed the construction of the Eelgooni Foot Bridge, and the opening ceremony will take place on Thursday, June 13, 2024.

Address

Burco

Telephone

+252634340818

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirad Consult & Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hirad Consult & Construction:

Share

Category