27/09/2026
ποΈ WAXAAN KU DHISAYNAA GURI GURIGAAGA MUSTAQBALKA! π‘β¨
Guri dhisme wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa fikir sax ah, qorshe hufan iyo naqshad xirfad leh.
Waxaan kaa caawinaynaa inaad maanta qorsheysato guriga aad berri ku faani doonto β laga bilaabo naqshadeynta ilaa qorsheynta dhismaha.
π Naqshad Xirfad Leh
π Qorshe Dhisme Casri ah
π‘ La-talin & Talo Farsamo
β
Tayo, Qurux & Qorsheyn Mustaqbal Leh
Ha dhisin oo keliya guri β dhis mustaqbalkaaga! β€οΈ
π Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo qorshaha gurigaaga.