24/08/2024
It was an honor to have the opportunity to welcome in Puntland Somalia some Chinese Business Agents and have a meaningful conversations about potential collaborations and partnerships. We explored various sectors, including agriculture, energy, and tourism, and identified areas where our Company can work together to promote economic growth and development. We discussed the importance of sustainable practices in these sectors, and how our joint efforts can contribute to the overall well-being of the people of Puntland. Additionally, we exchanged ideas on how to attract foreign investment and enhance the local industries in the region.
The Minister of Trade and Industry also presented the investment opportunities in Puntland, stating that the government is strengthening international investment.
Waxaa sharaf noo ahayd in aan fursad u helno in aan Puntland Soomaaliya ku soo dhaweyno qaar ka mid ah Wakiilada Ganacsiga Shiinaha oo aan yeelano wadahadal macno leh oo ku saabsan iskaashi Ganacsi.
Waxaanu sahminay qaybo kala duwan oo ay ka mid yihiin Beeraha, Tamarta iyo Dalxiiska, waxaana aanu ogaanay meelaha ay Shirkaddaheenu iska kaashan karto si kor loogu qaado kobaca dhaqaalaha iyo horumarka. Waxaan ka wada hadalnay muhiimadda ay leedahay ku dhaqanka waara ee qaybahaas, iyo sidii dadaalladayada wadajirka ah ay uga qayb qaadan lahaayeen bad-qabka guud ee shacabka Puntland.
Intaa waxaa dheer, waxaan isweydaarsannay fikrado ku saabsan sidii loo soo jiidan lahaa maal-gashi shisheeye iyo kor loogu qaadi lahaa warshadaha madaniga ah ee gobolka.
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ayaa sidoo kale soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Puntland, isagoo sheegay in dowladdu ay xoojinayso maalgashiga caalamiga ah.