Meecaad Construction Company

Call

Meecaad Construction Company shirkadu waxay kuu dhisaysaa guryo Bilic iyo tayaba leh qiimahooduna macquul yahay, fadlan nagala soo xidhiidh whatsápkan 00252634466062

25/09/2026

Waa guri shirkada dhismaha ee Meecaad Construction ka dhistay xaafada New-Gabiley ee magaalada Gabiley.

Waa dhismaha fooqa ah ee iskuulka Sh. Muxumed Warsame oo shirkada Meecaad Construction Company dhisayso.
15/09/2026

Waa dhismaha fooqa ah ee iskuulka Sh. Muxumed Warsame oo shirkada Meecaad Construction Company dhisayso.

15/09/2026

Shirkada dhismaha ee Meecaad Construction Company oo gacanta ku haysa dhismaha fooqa ah ee iskuulka Sh. MUXUMED WARSAME ayaa maanta shubaysay columnskii ama tiirarkii fooqa shaqadaa oo si fiican u socotay.

Waxa si habsami leh u socda shubka cagaha hoose ee iskuulka sh. Muxumed Warsame oo shirkada dhismaha ee Meecaad Construc...
30/07/2026

Waxa si habsami leh u socda shubka cagaha hoose ee iskuulka sh. Muxumed Warsame oo shirkada dhismaha ee Meecaad Construction Company ka dhisayso 12 class oo fooqa.

Waxa shalay kormeer ku soomaray dhismaha cusub ee dugsiga Sh. Muxumed Warsame madaxda Suidac oo ah maalgaliyayaasha mash...
11/06/2026

Waxa shalay kormeer ku soomaray dhismaha cusub ee dugsiga Sh. Muxumed Warsame madaxda Suidac oo ah maalgaliyayaasha mashruuca taas oo ay gacanta ku hayso dhismihiisa shirkada dhismaha ee Meecaad Construction Company.

30/05/2026

Address

Opposite Gabiley Statuim Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00

Telephone

+252634466062

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Meecaad Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share