Boos Construction Company and Real Estate

Boos Construction Company and Real Estate Dhisitaanka guryo bilic iyo tayo ba leh oo Lajaanqaadaya Dhismayaasha Casriga ah.

26/08/2026

πŸ πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ πˆπƒ 376-26
πŸ“Xaafadda Masallaha, Hargeysa.

Faahfaahinta Guriga 🏘️
β€’ ⁠Hurdo 7 πŸ›οΈ, fadhi iyo cunto 1 πŸ§‘πŸ»β€πŸ³
β€’ Bath (2)Suuli (3).
β€’ ⁠Dabaqa Labaad 🏠
* Service : Madbakh iyo Loundry,🏬
πŸ“žπ…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑
Tell and What'sapp:
πŸ”΅ Call :πŸ“ž+252 63 7999942 | 0637999943
πŸ”΅Whats app : Wa.me/+252637999942
πŸ“§Email: [email protected]

Macmiil, adna waan kuu rumayn karnaa riyadaada oo waanu kuu dhisi dhisi karnaa guriga mustaqbalkaaga.  πŸ“π™‚π™€π™€π™—π™©π™–: *Xaafada...
26/08/2026

Macmiil, adna waan kuu rumayn karnaa riyadaada oo waanu kuu dhisi dhisi karnaa guriga mustaqbalkaaga.

πŸ“π™‚π™€π™€π™—π™©π™–: *Xaafada MASALAHA* , π™ƒπ˜Όπ™π™‚π™€π™„π™Žπ˜Ό, π™Žπ™Šπ™ˆπ˜Όπ™‡π™„π™‡π˜Όπ™‰π˜Ώ
🏠 π™‹π™§π™€π™Ÿπ™šπ™˜π™© *(376)*
🏠 𝙂π™ͺπ™§π™ž - *Villa*
* π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑.
πŸ“ž 063 7999942 , 063-7999943 , 65-4420960
πŸ“ž WhatsApp: 63 4420960
Website: boosconstruction.com
Email: [email protected]
Goolada Siinay Between Edna Adan, Road #1.

23/08/2026

Mid Ka Mid ah Shaqooyinka Aanu Ka Hir Galinay Magaalada Hargeysa Ka Boos ahaan waxa Aanu wakhti Galina Quruxda Gurigaaga iyo Tayada Mac-miil Adna waanu ku Dhisi Gurigaaga Riyada
π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑.
πŸ“π™‚π™€π™€π™—π™©π™–: *Xaafada MASALAHA* , π™ƒπ˜Όπ™π™‚π™€π™„π™Žπ˜Ό, π™Žπ™Šπ™ˆπ˜Όπ™‡π™„π™‡π˜Όπ™‰π˜Ώ
🏠 π™‹π™§π™€π™Ÿπ™šπ™˜π™© *(376)*
🏠 𝙂π™ͺπ™§π™ž - *Villa*
* π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑.
πŸ“ž 063 7999942 , 063-7999943 , 65-4420960

πŸ“ž 063 7999942
πŸ“ž WhatsApp: 63 4420960
Website: boosconstruction.com
Email: [email protected]
Goolada Siinay Between Edna Adan, Road #1.

11/08/2026

Guri bangalo ah oo dhammaad ku dhow! Kaas oo ay shirkadda ka fulisay magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda Masallaha.

Coming Soon new Residential Building 🏑
09/08/2026

Coming Soon new Residential Building 🏑

24/07/2026

Boos Construction and real estate Company waxa ka go’an sidii ay u dhisi lahaayeen guryo tayo ahaan aad u fiican bilic ahaanna aad u qurux badan.

22/07/2026

🏠Dhismaha Project No : 590, Hargeisa,Hafladhan

Faahfaahinta dhismaha:
Cabbirka dhulka : 18x24M

Faahfaahinta Guriga waa Guri Villa ah 🏑 kana kooban:
πŸ›οΈ5 Hurdo Fadhi iyo Cunto ,
πŸ›Bath (2) iyo Suuliga dadwaynaha oo Casri ah ,
🧱Dayr Gadhi galeen ah iyo Kitchen+Store

πŸ“Xaafada Hafladhan - koonfurta Masjidka Abuu Dar.
☎️Fadlan nagala soo xidhiidha
πŸ“žTell: +252 63 7999942
Whats App (Wa.me//+252637999942)
Email: [email protected]

16/07/2026

Si fiican u dhugo saddex (3) shay oo ay shirkadda Boos Construction Company and Real Estate kaga duwantahay dhammaan shirkadaha kale ee ka hawl gala caasimadda Jsl ee Hargeysa.

Soo dhowoow Macmiil !!!

13/07/2026

Eng Abdifatah Idiris Boos ahna Manager-ka guud ee Shirkadda Boos construction Company ayaa ka war bixiyay mid ka mid ah Waxyaabaha ay caanka ku tahay Shirkaddu,

Waxa uu Engineerku carrabka ku adkeeyay in mar walba sibidhka aanu madoobayno si tayadu gurigu u noqoto mid waarta oo aan duugoobin nus qarni. Eng Abdifatah Boos

Address

Near Edna Adan University
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boos Construction Company and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share