17/05/2026
" AQOONSI IYO ADKEYSI "
Shirkada PESTKILL waxay Hambalyo iyo bogaadin udiraysaa dhamaan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland meel kaste oo ay joogaan munaasibada sanad guurada 35aad ee qaranimada somaliland.