AFLAH Construction Co

AFLAH Construction Co Dhismo la isku halayn karo & naqshad casri ah – AFLAH waa xalkaaga! AFLAH Since 2002. Reliable construction & modern design – AFLAH is your solution!

AFLAH Since 2002

17/05/2025

Ma rabtaa in gurigaaga noqdo mid u gaar ah oo ka duwan kuwa caadiga ah?
📐 Waxaan kuu diyaarinay naqshad cusub oo leh 2D & 3D muuqaal dhammeystiran.
✔️ Qurux leh
✔️ La jaanqaadaya deegaankaaga
✔️ Si degdeg ah loo diyaarin karo

📩 Fariin noogu soo dir si aan kuu tusno naqshaddaada mustaqbalka!
👉 63 8888657

🏠 Naqshaddaada hadda bilow!Aflah Designs waxay kuu diyaarinaysaa qorshe 2D ah, muuqaal 3D, iyo la-talin dhameystiran.🎯 5...
13/05/2025

🏠 Naqshaddaada hadda bilow!
Aflah Designs waxay kuu diyaarinaysaa qorshe 2D ah, muuqaal 3D, iyo la-talin dhameystiran.

🎯 50% qiimo dhimis hadda ayaad ku helaysaa!
📩 Fariin noogu soo dir:
👉 https://wa.me/252638888657

50% Qiimo Dhimis – Naqshaddaada hadda bilow!✅ 2D + 3D muuqaal✅ La-talin xirfadaysan🎯 Tijaabo kahor intaadan mashruuca bi...
12/05/2025

50% Qiimo Dhimis – Naqshaddaada hadda bilow!
✅ 2D + 3D muuqaal
✅ La-talin xirfadaysan
🎯 Tijaabo kahor intaadan mashruuca bilaabin!
📩 Fariin noogu soo dir:
👉 63 8888657

50% Qiimo Dhimis – Naqshaddaada hadda bilow!✅ 2D + 3D muuqaal✅ La-talin xirfadaysan🎯 Tijaabo kahor intaadan mashruuca bi...
11/05/2025

50% Qiimo Dhimis – Naqshaddaada hadda bilow!
✅ 2D + 3D muuqaal
✅ La-talin xirfadaysan
🎯 Tijaabo kahor intaadan mashruuca bilaabin!

📩 Fariin noogu soo dir:
👉 63 8888657

Tijaabo yar ayaa ku filan in aad fahanto tayada Aflah Designs.Waxaad heli doontaa qorshe 2D ah iyo muuqaal 3D si aad u a...
08/05/2025

Tijaabo yar ayaa ku filan in aad fahanto tayada Aflah Designs.
Waxaad heli doontaa qorshe 2D ah iyo muuqaal 3D si aad u aragto sida aan wax u dhisno.
Markaad ku qancdo, mashruuca dhameystiran ayaad si xor ah ugu bilaabi kartaa.

📞 WhatsApp: 638888657
Ku bilow kalsooni iyo xirfad!

Kahor intaadan go’aan qaadan, tijaabi tayada Aflah Designs. Waxaan kuu diyaarinaynaa:✅ Qorshe 2D ah – si aad u aragto qa...
08/05/2025

Kahor intaadan go’aan qaadan, tijaabi tayada Aflah Designs. Waxaan kuu diyaarinaynaa:

✅ Qorshe 2D ah – si aad u aragto qaab dhismeedkaaga
✅ Muuqaal 3D ah – si aad u aragto sida gurigaagu noqon karo
✅ La-talin xirfadaysan – si aad go’aan sugan u gaarto

Ma doonaysaa in aad si fudud ku bilaabato naqshadda gurigaaga?Kaliya $20 waxaad ku helaysaa:✔️ Qorshe 2D sax ah✔️ Muuqaa...
07/05/2025

Ma doonaysaa in aad si fudud ku bilaabato naqshadda gurigaaga?
Kaliya $20 waxaad ku helaysaa:
✔️ Qorshe 2D sax ah
✔️ Muuqaal 3D hordhac ah
✔️ La-talin toos ah oo xirfadaysan

💬 Waxay kaliya tahay tijaabo – mashruuca dhabta ah waa la qiimaynaa!
📞 Wac: 252 638888657
Aflah Designs – Hal Bilow oo weyn!

💥 Naqshad Bilaabasho – Kaliya $20!✔️ Qorshe 2D ah✔️ Muuqaal 3D tijaabo ah✔️ La-talin naqshadeed💡 $20 waa fursad lagu bil...
07/05/2025

💥 Naqshad Bilaabasho – Kaliya $20!
✔️ Qorshe 2D ah
✔️ Muuqaal 3D tijaabo ah
✔️ La-talin naqshadeed

💡 $20 waa fursad lagu bilaabo – mashruuca dhameystiran waxaa la isla meel dhigaa kadib.

📞 La xiriir: 252 638888657
✨ Tayada arag, kadib go’aan qaado!

22/03/2024
---------Kusoo dhawoow Aflah Construction Company------waa dhisme loo nashqadeeyay hab casri ah oo ay shirkadu dhawaan k...
30/09/2023

---------Kusoo dhawoow Aflah Construction Company------
waa dhisme loo nashqadeeyay hab casri ah oo ay shirkadu dhawaan ka hirgelin doonto magaalada Hargaysa, wuxuu ka kooban yahay: subarmaarket, kaalin shidaal, kaar-woosh, baarkin iyo goob loogu talo galay inaad gaadhigaaga saliida kaga bedelato xiliyada safarka.

wixii faahfaahin oo shirkada ku saabsiisan nagala soo xidhiidha, tilifoonada kala ah: +252634436426/514772

07/08/2023

midkamida dhisme yaasha casriga ah ee 2023, ay shirkada AFLAH Construction Co ka hirgalisay magaalada hargeysa.

waa dhisme ka kooban 4 qol hurdo, 2 service ah, fadhi iyo cunto isu furan, kijo gudaha ah iyo mid debeda ah, sadex suuli iyo gaadhi gal.

have project in mind, please contact us: +252634436426/514772

Address

Opposite Of JOOME Building
Hargeisa

Opening Hours

09:00 - 23:00

Telephone

00252634436426

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AFLAH Construction Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AFLAH Construction Co:

Share