Daarsan Consturction Contracting Co.

Daarsan Consturction Contracting Co. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarsan Consturction Contracting Co., Contractor, 26 jun, Hargeisa.

Anigo ku hadlaya magaca shirkada DAARSAN CONSTRACTION  & CONTRACTOR  COMPANY, waxa farxad weyn noo ah, in aanu dhametsti...
16/12/2021

Anigo ku hadlaya magaca shirkada DAARSAN CONSTRACTION & CONTRACTOR COMPANY, waxa farxad weyn noo ah, in aanu dhametstirnay guri ku yaala dagmada ibrahim koodbuur , oo ka koobna 5 qol, kijin dibada hal servisa oo dibada& 3 suuli.
waxanaanu ku wareejinay furayaashi guriga mulkilaha guriga, waxanaan jecelahay inaan halkan uga mahadnaqo, shaqaalo weynaha sharkada dhismayaasha casriga ah ee DAARSAN CONSTRACTION & CONTRACTOR COMPANY.kala soo xidhidha lambarada shirkada Daarsan consturction 0634164580 0r 0634249493 0r 0659232787.

Daarsan consturction contracting  company Iyo dhismo tayo leh Ha moogan shirkada dhismaha qurxoon iyo guryaha bilicda le...
27/03/2021

Daarsan consturction contracting company
Iyo dhismo tayo leh
Ha moogan shirkada dhismaha qurxoon iyo guryaha bilicda leh kuu dhisaysa markasta iyo mel kastaba
Balanteenu waa Daarsan consturction shirkada xafiskadu wuxuu ku yaala building omer hashi

03/01/2021

Xafiiska shirkada Daarsan Consturction Contracting Co.
Omer hashi building
Floor 5
Room 515

Shirkada Daarsan Construction co. waxay ka dhistay gurigan oo cabirkiisu yahay 11x9 m  xaafada sh madar ee magaalada Har...
19/03/2020

Shirkada Daarsan Construction co. waxay ka dhistay gurigan oo cabirkiisu yahay 11x9 m xaafada sh madar ee magaalada Hargeisa. Shirkada Daarsan waxay kula diyaartahay macmiil shaqaale xirfadle iyo qiimo ku raaligaliya. Fadlan nagala soo xidhiidh 252 63 4164580 iyo 252 63 4404384

Dhisme 02, waa guri shirkada Daarsan Construction kawado xaafada Sh Maadar , ee degmada Gacan libaax. Gurigu wuxuu ka ko...
15/02/2020

Dhisme 02, waa guri shirkada Daarsan Construction kawado xaafada Sh Maadar , ee degmada Gacan libaax. Gurigu wuxuu ka koobanahay saddex qol oo Hurda ah, laba suuli, iyo kitchen. Haddaba, Daarsan ugu kalay guryo Tayo Iyo quruxbaleh iyo qiimo ku raali galiy.
Fadlan nagala soo xidhiidh 634249493iyo 634427118

Anigo ku hadlaya magaca shirkada DAARSAN CONSTRACTION  & CONTRACTOR  COMPANY, waxa farxad weyn noo ah, in aanu dhametsti...
01/02/2020

Anigo ku hadlaya magaca shirkada DAARSAN CONSTRACTION & CONTRACTOR COMPANY, waxa farxad weyn noo ah, in aanu dhametstirnay guri ku yaala degmada gacan libaah, oo ka koobna 3 qol, kijin & suuli.
waxanaanu galabta ku wareejinay furayaashi guriga mulkilayaashi guriga, waxanaan jecelahay inaan halkan uga mahadnaqo, mulkiilayaashi iyo shaqaalo weynaha sharkada dhismayaasha casriga ah ee DAARSAN CONSTRACTION & CONTRACTOR COMPANY

waa guri cabirkiisu yahay  6×12 oo shirkada Daarsan Construction ka wado dagmada gacan libaax ee magaalada Hargeisa. gur...
23/12/2019

waa guri cabirkiisu yahay 6×12 oo shirkada Daarsan Construction ka wado dagmada gacan libaax ee magaalada Hargeisa. gurigu wuxuu ka koobanyahay saddex qol, xamaam iyo kijo.

waa guri bangalo ah oo shirkada ka dhisayso gobalka gabilay. Daarsan construction ugu soo hagaag  adeeg hufan oo ku raal...
27/11/2019

waa guri bangalo ah oo shirkada ka dhisayso gobalka gabilay. Daarsan construction ugu soo hagaag adeeg hufan oo ku raali galiya iyo hawl wadeeno aqoonle leh.

Waa safar shaqo oo shirkada dhismaha ee Daarsan Consturaction Contracting Co ay gabilay utagtay si ay uga dhisto dhismay...
20/09/2019

Waa safar shaqo oo shirkada dhismaha ee Daarsan Consturaction Contracting Co ay gabilay utagtay si ay uga dhisto dhismayaal casriya oo bilic san.

Qaar ka mid ah Guryaha Ay dhistaya shirkada Daarsan consturction contracting co.
22/05/2019

Qaar ka mid ah Guryaha Ay dhistaya shirkada Daarsan consturction contracting co.

Qaar ka mid ah Guryaha Ay dhistaya shirkada Daarsan consturction contracting co.
04/05/2019

Qaar ka mid ah Guryaha Ay dhistaya shirkada Daarsan consturction contracting co.

Address

26 Jun
Hargeisa
252

Telephone

+252 63 4164580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarsan Consturction Contracting Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category