Raas Homes & Consulting

Raas Homes & Consulting • Architectural design services
• Consultancy
• Proffesional trainings.

☎️ +252638912086

Waa Nashqad Aanu Dhawaan U Samaynay Macmiil Casri Ah.Kharash Ahaan Iyo Bilic Ahaanba Waa Laga Fikiray, Barxad Fiican Oo ...
03/09/2026

Waa Nashqad Aanu Dhawaan U Samaynay Macmiil Casri Ah.

Kharash Ahaan Iyo Bilic Ahaanba Waa Laga Fikiray, Barxad Fiican Oo Laydhsi Leh Iyo Parking Waafi Ah.
Bilic Ahaan Markaad Dibada Ka Joogto Waa Cajiib, Midabada Aanu Isticmaalay Waa Cadaan Iyo Beej, Cimilada Iyo Boodhka La Saaxiib Ah, Guud Ahaan Gurigani Sawir Ayuu Madaxaaga Ku Reebayaa Markaad Usoo Dhawaato.

Kahore Intaanad Iswaydiin Qiimaha Gurigan, Isweydii Inta Fikir Ee Ku Baxday In Sidan Loo Qurxiyo.
Haddii Aad Riyo Maskaxda Ku Hayso Ama Aad Ku Riyoonayso Guri Aan Caadi Ahayn, Ha Ku Ekaan Inaad Qiimaha Waydiiso, Marka H**e Eeg Waxa Aanu Awoodno Inaan Kuu Naqshadaynno.

Maxay Kula Tahay?

Dhawaan Magaalada Boosaaso.Nashqadani Waa Mashruuc Adeegyo Kala Duwan Isugu Jira, Oo Ka Kooban Hool Aroos Oo Casri Ah, K...
02/09/2026

Dhawaan Magaalada Boosaaso.
Nashqadani Waa Mashruuc Adeegyo Kala Duwan Isugu Jira, Oo Ka Kooban Hool Aroos Oo Casri Ah, Kaalin Shidaal Iyo Supermarket. Dhammaan Adeegyada Waxaa Lagu Mideeyay Hal Goob Oo Si Casri Ah Oo Habaysan Loo Qorsheeyay.

Guri Bangalo ah oo Kooban Cabirkiisuna Yahay 18m X 12m.Dhismihiisa Hadda Gacanta Lagu Hayo.
20/10/2025

Guri Bangalo ah oo Kooban Cabirkiisuna Yahay 18m X 12m.
Dhismihiisa Hadda Gacanta Lagu Hayo.

Dhismaha Masjid Imaam Nawaawi Boosaaso.
14/10/2025

Dhismaha Masjid Imaam Nawaawi Boosaaso.

14/10/2025

Dhismaha Cusub ee Masaajidka Imaamu Nawaawi Boosaaso.
-----------------------------------
Masaajidka Imaamu Nawaawi Boosaaso oo kamid ah Masaajida Magaalada Boosaaso lagu cibadaysanayey waxna lagu baranaeyey kudhawaad 30 sano, ayaa sanadkan dib u casriyeyn lagu samayna oo dib loo dhisayaa.

Dhammaan Umada Soomaaliyeed oo dhan waxaan ka codsanyaa in qofkasta oo awooda uu wax ku darsado, inaga oo dhamaanteen ILLAAHAY ajar kaga raadinayna.

Fadlan ka qayb qaado Dhismaha Masaajidka Imaamu Nawaawi Boosaaso.

Nashqada Dugsigan boarding school-ka ah ee gabdhaha loogu talagalay  wuxuu ku fadhiyaa dhul cabbirkiisu yahay 200x200 mi...
10/09/2025

Nashqada Dugsigan boarding school-ka ah ee gabdhaha loogu talagalay wuxuu ku fadhiyaa dhul cabbirkiisu yahay 200x200 mitir. Ujeedadiisu waa in la abuuro deegaan soo jiidasho leh oo si hufan u shaqeynaya, kaas oo ka caawinaya ardayda barashada iyo horumarinta noloshooda. Naqshadda dugsigu waxay ka koobnaan doontaa fasallo waasac ah oo ku habboon waxbarashada casriga ah, qolal jiif oo ammaan ah si loo hubiyo raaxada iyo nabadgelyada gabdhaha, maktabad hodan ah oo ay ka heli karaan agab waxbarasho kala duwan, jiko si buuxda u qalabaysan, hoolka shirarka, kulamada iyo munaasabadaha kala duwan, iyo sidoo kale barxada weyn oo noocyada kala duwan ee ciyaarta iyo madadaalada loogu talo-galay. Dhammaan qodobadan naqshaddu waxay isugu imanayaan in la dhiso goob waxbarasho oo dhammaystiran, casri ah, isla markaana dhiirrigelisa koboca ardayda gabdhaha ah dhankasta.

Waxaa aan samaynaa nashaqad dhisme nooc kasta oo aad rabto.

Nagala Soo Xidhiidh: 63 4881996

Plot Size: 20m x 20m [400 m²]Built-up Area: [195 m²]Key Features:• 3 Spacious Bedrooms + Master Bedroom• Living Room• Op...
18/06/2025

Plot Size: 20m x 20m [400 m²]
Built-up Area: [195 m²]

Key Features:

• 3 Spacious Bedrooms + Master Bedroom
• Living Room
• Open Kitchen connected to a cozy dining area
• Service Room
• Parking Area
• Front Garden
• 2 Entrances – Main & Service

A blend of modern design and affordability—perfect for families who value privacy, outdoor greenery, and a touch of luxury.

Architectural Design by: Mustafa Dahir

We work with clients, contractors, and investors to bring their vision to life.

63 4881996

Plot Size: 12m x 20m [240 m²]Built-up Area: [180 m²]Features:• 4 Bedrooms including 1 Master Bedroom• Spacious Living + ...
14/04/2025

Plot Size: 12m x 20m [240 m²]
Built-up Area: [180 m²]

Features:

• 4 Bedrooms including 1 Master Bedroom
• Spacious Living + Dining
• Kitchen with Storage
• 3 Toilets
• Outdoor Seating
• Parking + Laundry Area

A thoughtfully planned home that brings modern living together with the cultural values of Somali households.

Architectural Design by: Mustafa Dahir

We work with clients, contractors, and investors to bring their vision to life.

☎️ 63 4881996

The traditional sloped roofs and stone-dressed facades of the typical Somali household have recently become an old-fashi...
25/02/2025

The traditional sloped roofs and stone-dressed facades of the typical Somali household have recently become an old-fashioned style. Nevertheless, the modern bungalow design, characterized by a hidden roof and contemporary elevations, has gained widespread popularity—though it has become somewhat repetitive.

Here, we have proposed a 20 by 20 bungalow that is carefully designed both inside and out. It is not only about the fascinating exteriors; the spatial planning is equally captivating.

📍This project begun on site in Garowe

If you’re looking for expertly crafted architectural solutions or a professional collaboration, we’re here to help.

📞 63 4881996

The elegance of this project reflects the combination of white and gray colors along with clean contemporary elevations....
12/02/2025

The elegance of this project reflects the combination of white and gray colors along with clean contemporary elevations. The spacious outdoor area and landscape feel enchanting. This was one of our projects from past years.

If you’re looking for expertly crafted architectural solutions or a professional collaboration, we’re here to help.

☎️ 63 4881996

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raas Homes & Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share