Guri Maintain

  • Home
  • Guri Maintain
Call Contact the business

Guri Maintain Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guri Maintain, Deck & patio builder, Hargeisa, .

17/07/2024

GuriMaintain - ugu kaalay Khibrad Sare oo Dib-u-habaynta iyo Dib-u-dhiska Guryaha!

Ma waxaad raadinaysaa shirkad ku takhasustay dib-u-habaynta iyo dib-u-dhiska guryahaaga? Guri Maintain ayaa kuu haysaa xalka ugu fiican!

Wixii faahfaahin dheerad ah nagala soo xidhiidh

Xafiiska Hargeisa: +252 63 4559879
Xafiiska London UK:+44 7949721169

Guri Maintain - Dib-u-habayn Kasta, Dib-u-dhis Kastaba, Waxaanu Kugu Fulinaynaa Qalbi Furan iyo Farxad!

06/07/2024

𝗗𝗔𝗬𝗔𝗖𝗧𝗜𝗥𝗞𝗔" Macmiil Shirkadda Guri Maintain waxay kuu keentay Adeega Dayactirka guryaha, goobaha dhisnaa muddada & dhismayaasha gaboobay ee'aan dayactirnayn.

Ranjiyaynta iyo Qurxinta daaraha gaboobay ee dhisnaa waqtiyada badan, bedelista Tarniigyada ( Jiingadda ) iyo dayactirka guud ee dhismayaasha.

Hadaba macmiil badal muuqa Gurigaaga oo la saaxiib Shirkadda Guri Maintain iyo Adeega dayactirka daaraha - Waqtiyada Ciidda, Sannadaha Cusub & Waqti kaste oo'aad ubaahatid wax ka badalka gurigaaga kasoo ag dhawoow Guri Maintain Mahadsanid.

Tel: 063-4559879 | 063-8413689

fans

Address

Hargeisa

Telephone

+252638473036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri Maintain posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guri Maintain:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed contractor?

Share