Home Garden Design

Home Garden Design Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Home Garden Design, Contractor, 150 Street, Hargeisa.

11/08/2022
H**E UGA FAA'IDAYAYSO QIIMDHIMISTA HOME GARDEN DESIGN U MACMEESHEEDA sida Ubaxyada iyo khudaartaNAGALA SOO XIDHIIDH 0634...
29/04/2021

H**E UGA FAA'IDAYAYSO QIIMDHIMISTA HOME GARDEN DESIGN U MACMEESHEEDA sida Ubaxyada iyo khudaarta
NAGALA SOO XIDHIIDH 0634479413

08/01/2020

QIIMO DHIMIS 30% AH MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMIST...
25/12/2019

QIIMO DHIMIS 30% AH MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMISTA BALAADHA HOME GARDEN DESIGN U MACMEESHEEDA sida Ubaxyada iyo khudaarta
NAGALA SOO XIDHIIDH 0634479413

QIIMO DHIMIS 40% AH MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMIST...
04/12/2019

QIIMO DHIMIS 40% AH MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMISTA BALAADHA HOME GARDEN DESIGN U MACMEESHEEDA sida Ubaxyada iyo khudaarta
NAGALA SOO XIDHIIDH 0634479413

H**E 8$ IMINKA 6$ MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMISTA ...
03/10/2019

H**E 8$ IMINKA 6$ MUDO 10 CISHO AH AYUU SOCONAYAA QIIMODHIMISTANI DHAQSO UGA FAA'IDAYAYSO DHIRTA CUSUB IYO QIIMDHIMISTA BALAADHA HOME GARDEN DESIGN U MACMEESHEEDA sida Ubaxyada iyo khudaarta
NAGALA SOO XIDHIIDH 0634479413

FAAIIDOOYINKA GEEDKA MORINGAHA  SOO WAC HADAAD U BAHANTAY  #06344794131.Moringa waa geed aad u nafaqo badan: hal koob oo...
17/09/2019

FAAIIDOOYINKA GEEDKA MORINGAHA
SOO WAC HADAAD U BAHANTAY #0634479413
1.Moringa waa geed aad u nafaqo badan: hal koob oo caleenta geedka markii la shiido waxaa ku jiro 2 gram oo protein ah, Vitamin B6 19%, Vitamin C 12%, Bir 11%, Vitamin A 9% iyo Magnesium 8%. waa geed caleentiisu iyo jiridkiisuba aysan kala yaraysan xaggan nafaqada. waxaa jiro kaniiniyo capsule ah oo laga sameeyay caleenta geedka oo la shiiday, loona adeegsado fitamiin ahaan, waxaana la siiyaa dadka nafaqo darrida hayso.
2.Moringa waxaa ka buuxo waxa loo yaqaano 'Antioxidant': waa walxo jirka kala dagaallama wixii sun ku ah, sidaas darteed walxahaas uu la dagaallamo waxay keenaan wadna xanuunka iyo sokorta nooca 2, walxaha la dagaallamo sunta oo laga helay geedkaan waxaa loo yaqaanaa "Quercetin" iyo "Chlorogenic acid" kan h**e wuxuu hoos u dhigaa dhiig karka, kan dambane wuxuu hoos u dhigaa sokorta khaasatan markii wax la cuno kadib, si marka maadadaan faa'idada leh jirkaaga in ku filan aad u heshid, waxaa lagu taliyaa hal qaado oo budada geedka shiidan in aad maalin walba isticmashid muddo sadax bilood oo isku xiga.
3.Moringa wuxuu hoos u dhigaa sokorta: dhowr baaritaan oo lagu sameeyay dad qaba sokorta, waxaa la arkay in sokorotoodii aysan u kicin siday u kici jirtay, daawadii ay qaadan jireene cabirkeedii hoos u dhigmay, isbadalka la arkay waxay ahayd in sokorta hoos u dhacday boqolkiiba 21% markii la isticmaalay 50 grams muddo 3 bilood ah.
4.Geedika Moringa wuxuu hoos u dhigaa infekshanka: khaasatan infekshanka qofka muddada dheer soo hayay oo difaaca jirka la qabsaday waxay ku caawisaa in awooda difaaca jirka ay kordhiso si infekshanka heerkisia loo yareeyo, maadada ku jirto geedka oo difaaca kordhiso waxaa loo yaqaanaa "Isothiocyanates"
4.Moringa wuxuu hoos u dhigaa kolestaroolka: diraasado kala duwan oo lagu sameeyay xayawaanka iyo bini'aadankaba waxaa lagu arkay in kolestarool ama dufanka dhiiga uu hoos u dhacay markii la siiyay geedka Moringa.
Moringa wuxuu jirka ka ilaaliyaa sunta loo yaqaano "Arsenic": suntaan oo siyaabo kala duwan qofka u soo gaari karto, haddii ay dhacdane badin karto jaaniska inuu qofka kansar ku dhaco, waxaa la arkay dadka isticmaalka Morniga joogteeyo in ay sunta ka hortag uga tahay.

Address

150 Street
Hargeisa
00252

Telephone

+252634479413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Home Garden Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category