Asal Architecs

Asal Architecs ASAL Architects waa shirkad naqshadeyn casri ah oo ku takhasustay architecture iyo interior design.

Waxaan abuurnaaya xalal hal-abuur leh oo waara, oo ka turjumaya aragtida iyo baahida macaamiisheena.

ASAL ARCHITECTS | INTERIOR DESIGNWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad interior design ah oo casri ah oo ...
09/02/2026

ASAL ARCHITECTS | INTERIOR DESIGN

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad interior design ah oo casri ah oo aan u samaynay meheradda Qarni Electronic, taas oo ku taalla magaalada Jigjiga EthiopiaπŸ‡ͺπŸ‡Ή.

Naqshaddan gudaha ah waxay diiradda saareysaa: ✨ Qurux iyo habeyn casri ah
πŸ—οΈ Isticmaal hufan iyo qaab shaqeynaya
πŸ’‘ Hal-abuur iyo naqshad la jaanqaadaysa ganacsiga Electronic-ka
πŸ›οΈ Jawiga dukaanka oo soo jiidasho u leh macaamiisha

ASAL ARCHITECTS waxay mar walba ka shaqeysaa naqshado tayo sare leh oo kor u qaada muuqaalka iyo qiimaha ganacsiyada.
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
063-4158395
πŸ“§ Email: [email protected]
ETHIOPIA

Welcome to ASAL ARCHITECTSWe design modern, well-planned architectural solutions that meet today’s and future needs.Qual...
31/12/2025

Welcome to ASAL ARCHITECTS
We design modern, well-planned architectural solutions that meet today’s and future needs.
Quality, creativity, and professionalism you can trust.

ASAL ARCHITECTS – MASJID REDESIGN (NASHQAD DHAMEYSTIR AH)Alxamdulillah, waxaan maanta idiin soo bandhigaynaa naqshaddii ...
03/12/2025

ASAL ARCHITECTS – MASJID REDESIGN (NASHQAD DHAMEYSTIR AH)

Alxamdulillah, waxaan maanta idiin soo bandhigaynaa naqshaddii ugu dambaysay ee Masjid aan u naqshadeynay mid ka mid ah macaamiisheena qiimaha leh.

Naqshaddan Masjidku waxay isku daraysaa:
✨ Qaab dhismeed casri ah
✨ Nidaam hawo iyo iftiin dabiici ah (Natural Ventilation & Lighting)
✨ Salaad Space ballaadhan oo nidaamsan
✨ Wudu area si qurux iyo nadaafad leh loo habeeyey
✨ Mihrab iyo Minbar casri ah oo sharaf leh

Masjidkan waxaan ku saleeyay:

Fududeynta socodka & safafka

Nadaafadda iyo hawo wanaagsan

Qurux, ujeeddo iyo adeeg bulsho

Waad nala soo xiriiri kartaa haddii aad dooneyso naqshad masjid, renovation, ama dhisme cusub.

πŸ“ž +252 63 418395
πŸ“ž +252 63 4024853
πŸ“§[email protected]

16/11/2025

**β€œKu soo dhowaada shirkadda ASAL Architects β€” shirkad ku takhasustay adeegyada dhismaha ee casriga ah, oo bixisa:
β€’ Interior design qurux badan oo guryaha iyo xafiisyada ah
β€’ Dhisidda guryaha cusub oo tayo sare leh
β€’ Kormeerka dhismayaasha (Supervision) si loo hubiyo badbaado iyo heer
β€’ Dib-u-dhiska iyo Renovation-ka guryaha
β€’ La-talinta dhismayaasha iyo qorsheynta mashruuca

ASAL Architects waxay ku siinaysaa adeeg hufan, ammaan sare leh, hal-abuur muuqda, iyo natiijo ka tarjumaysa rajadaada.
Waxaan u taaganahay in aan fikirkaaga u roggano naqshad dhab ah oo casri ah.

La xiriir ASAL Architects si aad u hesho adeeg dhisme oo xirfad leh, kalsooni leh, isla markaana kaa dhigaya inaad ku faanto gurigaaga ama mashruucaaga.”**

πŸ“ž Nagala soo xiriir:
063-4158395 / 063-4024853
[email protected]

ASAL Architects β€” Highly Creative, Highly Reliable, Highly Professional.”**

ASAL ARCHITECTS & OFFICE INTERIOR DESIGNWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo aan usamaynay macm...
14/11/2025

ASAL ARCHITECTS & OFFICE INTERIOR DESIGN

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo aan usamaynay macmiil macaamiishayada kamida kaas oo ah xafiis aan interior design casri ah u samaynay.

Naqshadani waxaan sixeeldheer uga fikirnay:
✨ Midabbada: waxaan aad ugu dadaalnay in ay midabbadu noqdaan kuwo aad uwada shaqaynaya
πŸ—οΈ furniture ka
πŸ’‘ lighting ka
🌿 space ka : kaas oo ah mid soo jiidasho iyo dagaansiinyo lagu dareemayo
PROJECT LOCATION: Hargeisa
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
063-4158395 / 063-4024853
[email protected]

ASAL ARCHITECTS waxay sii waddaa hal-abuurka naqshadaha dhismayaasha iyo gudaha, iyada oo la jaanqaadaysa raaxada, casriyeynta, iyo horumarka magaalooyinka.

ASAL ARCHITECTS GUESTHOUSE REDESIGNINGNashqadani waa nashqad aanu usamaynay macmiil macaamiisha kamid ah, waana guri foo...
01/11/2025

ASAL ARCHITECTS GUESTHOUSE REDESIGNING

Nashqadani waa nashqad aanu usamaynay macmiil macaamiisha kamid ah, waana guri fooq aha (g+1) oo guest house ah oo aan dib waxkamadal ugusamaynay.

Naqshadani waxay isku daraysaa:
✨ Raaxada martida iyo jawi soo dhawaynaya
πŸ—οΈ Waxtar iyo habeyn casri ah oo fududahay in la isticmaalo
πŸ’‘ Fikrado cusub oo ka tarjumaya hal-abuurka Asal Architects
🌿 Deegaan nadiif ah oo ka turjumaya nolol raaxo leh

πŸ“ž Nagala soo xiriir:
063-4158395 / 063-4024853
[email protected]

ASAL ARCHITECTS waxay sii waddaa hal-abuurka naqshadaha dhismayaasha iyo gudaha, iyada oo la jaanqaadaysa raaxada, casriyeynta, iyo horumarka magaalooyinka.

ASAL ARCHITECTS – GURI CUSUB OO DHISMAHIISU DHAMAADAYWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno mid ka mid ah mashaari...
30/10/2025

ASAL ARCHITECTS – GURI CUSUB OO DHISMAHIISU DHAMAADAY

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno mid ka mid ah mashaariicdayadii ugu dambeeyay ee si buuxda loo dhammeeyay β€” guri casri ah oo si heer sare ah loo dhisay iyadoo la adeegsanayo naqshad iyo farsamo tayo sare leh.

Gurigan wuxuu tusaale u yahay sida ASAL ARCHITECTS uga go’an tahay bixinta adeegyo dhismo oo isku dhafan, hal-abuur leh, iyo waara.

πŸ‘‰ Waxaan bixinaa:

Naqshadeyn casri ah (Architectural Design)

Kormeer iyo Maareyn Dhisme (Supervision & Project Management)

Dib u dhis iyo casriyeyn guryo h**e (Renovation & Modernization)

πŸ“ž Nala soo xiriir: 063-4158395 / 063-4024853
πŸ“ ASAL ARCHITECTS – Hargeisa, Somaliland

ASAL ARCHITECTS VILLA DESIGNWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo villa dabaq-suge ah oo aan usa...
27/10/2025

ASAL ARCHITECTS VILLA DESIGN

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo villa dabaq-suge ah oo aan usamaynay macmiil macaamiisha kamida.

Naqshadani waxay ka koobantahay:

πŸ›οΈ Qol master bedroom ah oo suuligii guda leh.
πŸ›οΈ Afar qol oo hurdooyin ah.
πŸ›‹οΈ Fadhi iyo cunto is ku furan.
πŸ₯‚ kijo waafi ah store na leh.
🚽Hal suuli oo general ah.
- Jaranar

(Our vision is customer satisfaction.)

πŸ“ž Nagala soo xiriir:
063-4024853
063-4158395
[email protected]

ASAL ARCHITECTS waxay sii waddaa hal-abuurka naqshadaha dhismayaasha iyo gudaha, iyada oo la jaanqaadaysa raaxada, casriyeynta, iyo horumarka magaalooyinka.

26/10/2025
         Wixii faahfaahin ah ama dalabyo dhismo iyo naqshad ah, nagala soo xiriir:063-4158395
25/10/2025



Wixii faahfaahin ah ama dalabyo dhismo iyo naqshad ah, nagala soo xiriir:
063-4158395

23/10/2025

ASAL ARCHITECTS HOTEL & CAFETERIA INTERIOR DESIGN

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno muuqaal naqshad cusub oo hotel iyo cafeteria ah oo leh interior design casri ah, raaxo leh, isla markaana soo jiidasho leh.

Naqshadani waxay isku daraysaa:
✨ Raaxada martida iyo jawi soo dhawaynaya
πŸ—οΈ Waxtar iyo habeyn casri ah oo fududahay in la isticmaalo
πŸ’‘ Fikrado cusub oo ka tarjumaya hal-abuurka Asal Architects
🌿 Deegaan nadiif ah oo ka turjumaya nolol raaxo leh

πŸ“ž Nagala soo xiriir: 063-4158395 / 063-4024853
Email: [email protected]

ASAL ARCHITECTS waxay sii waddaa hal-abuurka naqshadaha dhismayaasha iyo gudaha, iyada oo la jaanqaadaysa raaxada, casriyeynta, iyo horumarka magaalooyinka.

ASAL ARCHITECTS HOTEL & CAFETERIA INTERIOR DESIGNWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo hotel iyo...
22/10/2025

ASAL ARCHITECTS HOTEL & CAFETERIA INTERIOR DESIGN

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad cusub oo hotel iyo cafeteria ah oo leh interior design casri ah, raaxo leh, isla markaana soo jiidasho leh.

Naqshadani waxay isku daraysaa:
* Raaxada martida iyo jawi soo dhawaynaya
*Waxtar iyo habeyn casri ah oo fududahay in la isticmaalo
* Fikrado cusub oo ka tarjumaya hal-abuurka Asal Architects
* Deegaan nadiif ah oo ka turjumaya nolol raaxo leh

πŸ“ž Nagala soo xiriir: 063-4158395 / 063-4024853

ASAL ARCHITECTS waxay sii waddaa hal-abuurka naqshadaha dhismayaasha iyo gudaha, iyada oo la jaanqaadaysa raaxada, casriyeynta, iyo horumarka magaalooyinka.

Address

Area: Jigjiga Yar
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Architecs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share