Najah plumbing

Najah plumbing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najah plumbing, Plumbing service, suuqa, Hargeisa.

20/02/2026

πŸ”§ Suuli xiran? Pump ama qasabad dhibaato ku haysa?
πŸ’¦ Najah Plumbing – Hargeisa gudaheeda ayaa kuu fura!
βœ… Shaqo degdeg ah & tayo leh
πŸ“± Wac / WhatsApp: 0637595816

15/02/2026

Najah Plumbing πŸ”§
Dayactir Degdeg ah β€’ Qiimo Jaban
Gurigaaga ayaan kuugu imaanaynaa
πŸ“ž 0637595816

01/12/2025

πŸ“Œ Najah Plumbing – Nadiifinta Taaniga πŸ’§

Video-gaan waxa uu muujinayaa sida aan u sameyno nadiifin xirfad leh oo taaniga ah, si biyahaaga u ahaadaan nadiif, ur la’aan, oo si fiican u socda.

Haddii taanigaagu wasakh noqdo, ur yeesho, ama biyo aan fiicanayn ka yimaadaan β€” u yeedh Najah Plumbing!
Adeeg degdeg ah, nadiif ah oo hufan.

πŸ“ž 063-7595816
πŸ“ Gabiley

Address

Suuqa
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najah plumbing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share