Almis Construction and Trading Co.

Almis Construction and Trading Co. Almis Construction & Trading Co. is initiated by a group of business men and professionals in order to participate in the reconstruction of S/land.

26/10/2025
Waxa farxad weyn noo ah inaan ku guulaysano qandaraaska dhismaha cisbitaalka cusub ee ay maalgelinayso Dawladda Taiwan, ...
26/10/2025

Waxa farxad weyn noo ah inaan ku guulaysano qandaraaska dhismaha cisbitaalka cusub ee ay maalgelinayso Dawladda Taiwan, kaas oo laga dhisayo magaalada Hargeysa, gaar ahaan Cisbaalka weyn -Hargeysa Group Hospital.

Shirkadda Almis Construction waxaa ka go’an in dhismahan uu noqdo mid tayo sare leh, casri ah, isla markaana waqtigiisa lagu dhameeyo, si uu ugu adeego bulshada reer Somaliland, oo ay ka helaan daryeel caafimaad oo tayo leh gudaha dalkooda, ayna kaga maarmaan safaradii dibadda ee ay dhakhtarada ugu tagi jireen.

26/10/2025
14/10/2025

Address

Jigjiga Yar, Near Mansoor Hotel
Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almis Construction and Trading Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Almis Construction and Trading Co.:

Share