maxamud xusen maxamed

maxamud xusen maxamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from maxamud xusen maxamed, Contractor, Mogadishu.

Maxamud Xusen maxamed
๐ŸŒ Ku xirnow: [Website-keena / Buugga Himilo Digital]
๐Ÿ“š Buug & Aqoonta: Himilo war sugan & suuqyada digital-ka
๐Ÿš€ Crypto | Affiliate Marketing | Digital Business
โœจ "Himilo & Horumar waa hoggaanka mustaqbalka"

buugo website keena

17/03/2026

Ma ogtahay haddii lacagta kusoo gasho bishii ay tahay 10,000$ in aad kamid tahay dadka xulka ah %2 ee dunida ku nool laakiin aadan iska warqabin. Waxaad ka sareysaa %98 dadka dunida ku nool.

Haddii lacagta kusoo gasho bishii ay tahay $1,000, waxaad kamid tahay 25% dadka ugu sareeya dunida, Waxaad ka sareysaa dadka dunida ku nool %75. Xitaa haddaad ku nooshahay Yurub ama mareykan oo aysan kuugu filneyn kun dolar, Caalamka weli waad ka sareysaa %75 waayo intaas bishii ma heli karaan.

Bankiga Aduunka waxaa uu sheegay, Dadka dunida ku nool badankoodii 3 ilaa 4 bilyan oo qof in ay noloshooda ku maareeyaan bishii $200 ilaa $400 oo kaliya. Tani waa bishii dakhliga soo gala.

Mar walba waxaa ay dadka ku hamiyaan nolosha kuwa ka sarreeya, laakiin k**a ay warqabaan balaayin qof in ay ka sareeyaan caalamka iyo kaalinta ay dunida uga jiraan.

Nebi Maxammed NNKH isaga oo arrintani ishaarayo ayaa waxaa uu dadka kula taliyey sidani;

ยซุงู†ู’ุธูุฑููˆุง ุฅูู„ูŽู‰ ู…ูŽู†ู’ ู‡ููˆูŽ ุฃูŽุณู’ููŽู„ูŽ ู…ูู†ู’ูƒูู…ู’ุŒ ูˆูŽู„ูŽุง ุชูŽู†ู’ุธูุฑููˆุง ุฅูู„ูŽู‰ ู…ูŽู†ู’ ู‡ููˆูŽ ููŽูˆู’ู‚ูŽูƒูู…ู’ุ› ููŽู‡ููˆูŽ ุฃูŽุฌู’ุฏูŽุฑู ุฃูŽู„ู‘ูŽุง ุชูŽุฒู’ุฏูŽุฑููˆุง ู†ูุนู’ู…ูŽุฉูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ยป

Eega kuwa idinka hooseeya, hana eegin kuwa idinka ka sarreeya; taasi ayaa ka dhow inaad yareysataan nimcada Ilaahay idinku mannaystay.

๐Ÿ”ฅ What is Bitcoin Mining? | Cashar Somali ah โ€“ Maxamud AcademyCasharkan waxaan ku baran doonaa Bitcoin Mining waa maxay ...
14/03/2026

๐Ÿ”ฅ What is Bitcoin Mining? | Cashar Somali ah โ€“ Maxamud Academy

Casharkan waxaan ku baran doonaa Bitcoin Mining waa maxay iyo sida uu u shaqeeyo. Dad badan ayaa maqla Bitcoin laakiin ma fahmaan sida Bitcoin cusub loo soo saaro. Video-gan waxaan si fudud ugu sharxaynaa:

โœ… Waa maxay Bitcoin Mining
โœ… Sida miners-ku u xaqiijiyaan transactions-ka
โœ… Qalabka loo isticmaalo Bitcoin Mining
โœ… Sida miners-ku u helaan abaalmarin (BTC reward)
โœ… Faaโ€™iidada iyo khatarta Bitcoin Mining

Haddii aad rabto inaad barato Cryptocurrency, Trading, iyo Bitcoin, ku soo biir Maxamud Academy.

๐Ÿ“ข Subscribe saar channel-ka si aad u hesho casharro cusub oo ku saabsan:
โ€ข Bitcoin & Crypto
โ€ข Crypto Trading
โ€ข Online Money Making
โ€ข Affiliate Marketing

๐Ÿ“ฒ Nagala soco:
Telegram: Maxamud Academy
YouTube: Maxamud Academy

๐Ÿ“ž Contact: +252 61 8317960

Casharkan waxaan ku baran doonaa Bitcoin Mining waa maxay iyo sida uu u shaqeeyo. Dad badan ayaa maqla Bitcoin laakiin ma fahmaan sida Bitcoin cusub loo soo ...

Asc dhammaan asxaabta.Ku soo dhowaada Maxamud Academy ๐Ÿ“šHalkaan waxaad ka heli doontaan casharro ku saabsan:โ€ข Cryptocurre...
06/03/2026

Asc dhammaan asxaabta.
Ku soo dhowaada Maxamud Academy ๐Ÿ“š

Halkaan waxaad ka heli doontaan casharro ku saabsan:
โ€ข Cryptocurrency & Trading
โ€ข Affiliate Marketing
โ€ข Fursado Online ah

Sidoo kale nala soco YouTube-ka Maxamud Academy si aad u hesho casharro iyo warar cusub.

Mahadsanidiin dhammaan taageerada. ๐Ÿ™
https://youtu.be/uLToGYSMEHM?si=D8XNcZ-EKcHn_ktA

Haddii aad rabto inaad barato sida lacag looga sameeyo crypto si xirfad leh,ha lumin waqtigaaga!Ku soo biir Maxamud Acad...
21/02/2026

Haddii aad rabto inaad barato sida lacag looga sameeyo crypto si xirfad leh,
ha lumin waqtigaaga!
Ku soo biir Maxamud Academy โ€“ halka aan ku barno:
โœ… Sida coin-ka fiican loo doorto
โœ… Sida market-ka loo akhriyo
โœ… Sida khasaaraha loo yareeyo
โœ… Iyo sida faaโ€™iido joogto ah loo sameeyo
Ma ballan qaadno hodantinimo degdeg ah โ€“
waxaan ku barnaa xirfad dhab ah.
Haddii aad rabto inaad noqoto qof fahmaya market-ka,
ma ahan qof ku ciyaara nasiibโ€ฆ
๐Ÿ‘‰ Subscribe dheh YouTube-ka
https://youtu.be/1z-psT4WEuk
๐Ÿ‘‰ Ku soo biir Telegram-ka
https://t.me/DESINGERMA
๐Ÿ‘‰ Raac dhammaan baraha Maxamud Academy
Mustaqbalka maaliyadeed gacantaada ayuu ku jiraa.

WAXAAD KA BARAN KARTAA MAXAMUD ACADEMY:โ€‹Cryptocurrency: Barashada Bitcoin, Altcoins, iyo Blockchain.โ€‹Trading: Falanqaynta suuqa (Technical Analysis).โ€‹Online ...

20/02/2026

BREAKING NEWS! ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅ
OpenClaw AI ayaa si rasmi ah u soo baxay!
AI cusub oo la yaab leh ayaa dunida gilgilay ๐Ÿ˜ฒ
Maxaa ka duwan? Maxay ka beddeli kartaa mustaqbalka shaqooyinka iyo technology-ga?
๐ŸŽฅ Faahfaahinta oo dhamaystiran ka daawo YouTube-ka
๐Ÿ‘‰ Maxamud Academy
๐Ÿ“ข Subscribe saar oo la wadaag asxaabtaada!

https://youtu.be/1z-psT4WEuk?si=VdUM85-N2cFlTS3u
https://t.me/DESINGERMA

BREAKING NEWS! ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅOpenClaw AI ayaa si rasmi ah u soo baxay!AI cusub oo la yaab leh ayaa dunida gilgilay ๐Ÿ˜ฒMaxaa ka duwan? ...
20/02/2026

BREAKING NEWS! ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅ
OpenClaw AI ayaa si rasmi ah u soo baxay!
AI cusub oo la yaab leh ayaa dunida gilgilay ๐Ÿ˜ฒ
Maxaa ka duwan? Maxay ka beddeli kartaa mustaqbalka shaqooyinka iyo technology-ga?
๐ŸŽฅ Faahfaahinta oo dhamaystiran ka daawo YouTube-ka
๐Ÿ‘‰ Maxamud Academy
๐Ÿ“ข Subscribe saar oo la wadaag asxaabtaada!

https://youtu.be/1z-psT4WEuk

๐Ÿ“ข FARIIN RASMIGA AH โ€“ MAXAMUD ACADEMY๐Ÿš€ Ma rabtaa inaad barato maalgashi smart ah?Bitcoin | Forex | Stocks | DCA Strategy...
19/02/2026

๐Ÿ“ข FARIIN RASMIGA AH โ€“ MAXAMUD ACADEMY
๐Ÿš€ Ma rabtaa inaad barato maalgashi smart ah?
Bitcoin | Forex | Stocks | DCA Strategy
๐ŸŽ“ Maxamud Academy waxaan kuugu diyaarinay casharro tayo sare leh oo ku baraya:
โœ… DCA (Dollar Cost Averaging)
โœ… Risk Management
โœ… Suuqa Crypto & Forex
โœ… Qorshe maalgashi dheer oo smart ah
๐Ÿ’ก Haddii aad rabto inaad horumariso aqoontaada maaliyadeed oo aad gaarto Financial Freedom:
๐Ÿ‘‰ YouTube-ka Subscribe garee โ€“ Maxamud Academy
๐Ÿ‘‰ Facebook-ka nala soco
๐Ÿ‘‰ Telegram-ka ku biir si aad u hesho casharro iyo updates gaar ah
๐Ÿ”” Ha iloobin inaad Share gareyso si dadka kale u faaโ€™iideystaan!

https://t.me/DESINGERMA
https://youtu.be/PCpaBU9syNw

COMMUNITY POST โ€“ MAXAMUD ACADEMY๐Ÿ’ฐ Ma maqashay DCA Strategy?Dollar Cost Averaging (DCA) waa habka ugu smart ee lagu maalg...
19/02/2026

COMMUNITY POST โ€“ MAXAMUD ACADEMY
๐Ÿ’ฐ Ma maqashay DCA Strategy?
Dollar Cost Averaging (DCA) waa habka ugu smart ee lagu maalgashado Bitcoin, Forex iyo Stocks adigoo yareynaya khatarta suuqa. ๐Ÿ“‰โžก๐Ÿ“ˆ
Haddii aad rabto:
โœ… Maalgashi ammaan ah
โœ… Korodh joogto ah
โœ… Qorshe dheer oo smart ah
๐Ÿ‘‰ YouTube-ka la soco oo Subscribe garee Maxamud Academy si aad u hesho casharro premium ah oo ku saabsan DCA iyo Financial Freedom! ๐Ÿ””๐Ÿš€
Comment-ka ku qor: โ€œDCAโ€ haddii aad rabto cashar faahfaahsan! ๐Ÿ‘‡๐Ÿ’ฌ

WAXAAD KA BARAN KARTAA MAXAMUD ACADEMY:โ€‹Cryptocurrency: Barashada Bitcoin, Altcoins, iyo Blockchain.โ€‹Trading: Falanqaynta suuqa (Technical Analysis).โ€‹Online ...

โ€œSaaxiibayaal, qalbiga ayaan idinka jeclahay ๐Ÿ’›Ramadan Wanaagsan, hanbalyona dhammaantiin ๐ŸŒ™๐ŸคฒIlaahay ha naga dhigo kuwa gu...
17/02/2026

โ€œSaaxiibayaal, qalbiga ayaan idinka jeclahay ๐Ÿ’›
Ramadan Wanaagsan, hanbalyona dhammaantiin ๐ŸŒ™๐Ÿคฒ
Ilaahay ha naga dhigo kuwa guuleysta aduun iyo aakhiro.โ€
https://youtu.be/uFqMdv1Ae6s

Address

Mogadishu

Website

https://Www.himilocolleges.com/, https://youtu.be/uCL-iHeUMvw, https://linktr.ee/maxamuxusen

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when maxamud xusen maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category