22/02/2025
Koronto Joogto ah oo Tamarta Cadceeda!
Ku xali dhibaatooyinka korontada qarashka badan adoo isticmaalaya Solar iyo Battery Waxaan si guul leh ugu rakibnay nidaamkan dabaq ku yaal Buulxubey, Mogadishu.
Solar 60kw ah iyo back up 150kw ah
✅ Koronto joogto ah, xitaa habeenkii
✅ Keyd tamar oo xooggan
✅ Yaree qarashka korontada
Ma rabtaa xal waara oo koronto ah? Nagala soo xiriir!
61 2590216
☎️+252 61 5111643