Horizon Allied Services

Horizon Allied Services Waa Shirkad Ka shaqaysa; 1. Macdanta 2. Dhismaha kala duwan 3. Dhismaha ceelasha 4. Strategic communications

20/06/2024
Kulanka shirkada Horizon Allied Services Mining & Jahliyadda Maraykana———————————————————————-Shirkadda Horizon ayaa dho...
23/05/2024

Kulanka shirkada Horizon Allied Services Mining & Jahliyadda Maraykana
———————————————————————-
Shirkadda Horizon ayaa dhowan la kulantay Jahliyadda Maraykanka ee kasoo jeeda deegaan ka Shidan iyo Sanaag. Shirkada ayaa u soo bandhigtay wax qabadkii u qabsoomay ilaa hadda sida safar lagu soo kormeeray deegaan ka, qorshayaasha horumarin iyo mashaaricda dhowaan laga hirgelin doono deegaan ka.

Shirkada ayaa ugu baaqday dhaman jahliyadda Shidan iyo Sanaag ee carriga maraykanka inay ka qayb qaataan horumarinta deegaan ka laga hırgelin doono.

Shirkadda ayaa u mahadcelisay dhaman intii ka soo qayb gashay shirkan sidoo kale si gaar ah intii soo dhowayay diyaar na u ah in ka qaybqaataan hurumarka deegaan ka iyo guud ahaan gobol ka Sanaag.

Gunaanadkii, Shirku waxa kasoo baxay ajandayaal horumarin iyo in layska kaashado dhinacyada kor u qaadista wacyiga bulshada deegaanka, horumarin kaabayaasha dhaqaalaha iyo habaynta amniga.

Address


Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horizon Allied Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share