Copra construction Company

Copra construction Company The leading construction firm in Somalia. Delivering excellence in every project, from design to completion.

Copra construction Company
04/04/2026

Copra construction Company

04/04/2026

Mashruuc Dhisme Cusub oo Filo ah
Project ID: CCC-2026-017-TAL
Guri cabirkiisu yahay 20m × 10m oo si casri ah loo dhisay, kana kooban:
✅ 1 Master Room
✅3 Bed room
✅ Living Room
✅ Kitchen casri ah
✅ 2 WC / Musqul
Waxaan kuu dhiseynaa guri tayo leh, naqshad qurux badan leh, iyo dhisme waara.
📞61 4279261 Nala soo xiriir si aad u bilowdo mashruucaaga cusub.

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo reynreyn.
19/03/2026

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo reynreyn.

15/03/2026

🏗️ New Construction Project
Project ID: CCC-2026-013
📍 Building Type: G+3 Residential Building
📏 Plot Size: 12m × 12m

Ground Floor Layout:
3 apartment( two apartment 1 Bedroom + Living Room ) one apartment 1+0( Studio Room)
Typical floor 3 apartment:
One Apartment 2+1 ( 2 Bedroom + Living Room ) one apartment 1+0 (1 Studio Room)

Hadii Lagu siiyo Dhul Banaan Maxaad ka Dhisan lahayd?𝗡𝗮𝗹𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗝𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 61 4279261
15/03/2026

Hadii Lagu siiyo Dhul Banaan Maxaad ka Dhisan lahayd?
𝗡𝗮𝗹𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗝𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮
61 4279261

Waxaan dhisnaa dhismayaal tayo leh oo waara sanado badan.Shirkaddeennu waxay diiradda saartaa tayada, naqshad qurux bada...
14/03/2026

Waxaan dhisnaa dhismayaal tayo leh oo waara sanado badan.
Shirkaddeennu waxay diiradda saartaa tayada, naqshad qurux badan, iyo shaqo la isku halayn karo.

Haddii aad qorsheyneyso dhisme cusub ama dayactir, waxaan diyaar u nahay inaan ka dhigno fikraddaada mid dhab noqota.
61 4279261

Quality Construction – Where Excellence Meets Lasting Results.”
04/03/2026

Quality Construction – Where Excellence Meets Lasting Results.”

02/03/2026

🏗️ Mashruuc Dhisme Cusub Oo La Dhammeeyay
Project ID: CCC-2026-012-TAL

Guri cabirkiisu yahay 13.5m × 13m oo si casri ah loo dhisay, kana kooban:

✅ 1 Master Room
✅ Living Room
✅ Kitchen casri ah
✅ WC / Musqul
✅ 2 Shops (Goobo ganacsi)

Waxaan kuu dhiseynaa guri tayo leh, naqshad qurux badan leh, iyo dhisme waara.

📞61 4279261 Nala soo xiriir si aad u bilowdo mashruucaaga cusub.

1️⃣ Jumu’ah Mubarak 🤍Allaha naga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan. Maalin barako leh ha inoo noqoto dhamma...
27/02/2026

1️⃣ Jumu’ah Mubarak 🤍
Allaha naga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan. Maalin barako leh ha inoo noqoto dhammaanteen.

You Dream It, We Build It 🏗️✨Copra Construction waxaan kuu beddelaynaa riyadaada dhisme dhab ah oo tayo leh.✔️ Naqshad c...
23/02/2026

You Dream It, We Build It 🏗️✨

Copra Construction waxaan kuu beddelaynaa riyadaada dhisme dhab ah oo tayo leh.
✔️ Naqshad casri ah
✔️ Qorsheyn sax ah (Architectural Plans)
✔️ Dhisme tayo & kalsooni leh
✔️ Maamul mashruuc oo xirfadeysan

Haddii aad rabto guri, apartment ama mashruuc ganacsi — nala soo xiriir maanta.

📍 Makka Al Mukarama Road, Mogadishu
📞 +252 061 61 4279261

23/02/2026

Mashruuc G+2 Coming Soon

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗲𝗲𝗺Companyga copra Construction waxay idiinku hambalyeynaysaa Curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Allaah ...
18/02/2026

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗲𝗲𝗺
Companyga copra Construction waxay idiinku hambalyeynaysaa Curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Allaah SWT ayeynu weydiisanaynaa in camalada wanaagsan uu innaga aqbalo Fadligeedana uu inna waafajiyo.

Address

Makka Al Mukarama Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Copra construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share