Abaal Services

Abaal Services Khibrad, ammaano & tayo sare, Waxaan bixinaa adeegyo dhameystiran la jaanqaad horumarka dhismaha!

✨ ABAAL SERVICES waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeynaysa munaasabada CII...
26/05/2026

✨ ABAAL SERVICES waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeynaysa munaasabada CIID ADXA.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada, hana inagu gaarsiiyo farxad, caafimaad iyo barwaaqo. πŸŒ™πŸ€

Quruxda dhismahaaga ka dhax raadi ABAAL SERVICES
21/05/2026

Quruxda dhismahaaga ka dhax raadi ABAAL SERVICES

19/05/2026
Ugu imay kiraynta qalabyo dhamestiran
07/05/2026

Ugu imay kiraynta qalabyo dhamestiran

🌟🀝 Jumco Mubaarag 🀝🌟Maalintan barakeysan ee Jimcaha, Abaal Services waxay idiin rajaynaysaa nabad, barwaaqo iyo guul joo...
16/04/2026

🌟🀝 Jumco Mubaarag 🀝🌟

Maalintan barakeysan ee Jimcaha, Abaal Services waxay idiin rajaynaysaa nabad, barwaaqo iyo guul joogto ah.

Waxaan mar walba u taagan nahay adeeg tayo leh iyo shaqo lagu kalsoonaan karo. Maanta oo Jimco ah, waxaan idiin leenahay: Alle ha idiin furo albaabada kheyrka iyo risqiga. 🀍

πŸ“ Abaal Services
Shaqo hufan β€’ Adeeg la isku halayn karo β€’ Kalsooni buuxda

Farsamo qurux badan,lagu daray bidhaan, laguna asteeyay degdegsimo iyo amaan igu kalay Abaal Services
13/04/2026

Farsamo qurux badan,lagu daray bidhaan, laguna asteeyay degdegsimo iyo amaan igu kalay Abaal Services

08/04/2026

Projectiga oo Abaal service udhibata waa project gaaga oo gacan badbado kujira

Jummah Mubarak πŸŒ™Macmiilkeena qaaliga ah, waxaan kuu rajeyneynaa Jumco barakeysan.Ilaahay ha ku barakeeyo maalintaada iyo...
26/03/2026

Jummah Mubarak πŸŒ™
Macmiilkeena qaaliga ah, waxaan kuu rajeyneynaa Jumco barakeysan.
Ilaahay ha ku barakeeyo maalintaada iyo howlahaaga.
Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan kuu dhisno adeeg tayo sare leh oo aad ku kalsoonaan karto. 🀝

Address

Bakaaro
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaal Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share