Máy Đầm Bê Tông 1992

  • Home
  • Máy Đầm Bê Tông 1992

Máy Đầm Bê Tông 1992 chuyên cung cấp máy xây dựng

17/06/2022

Bàn cắt mòi gạch men nghiêng 45°. Miễn phí ship toàn quốc
ĐT: 0376.980.569

23/05/2022

Máy đầm thước gạt bê tông cầm tay.
giảm giá 40% ngay hôm nay
❌❌ giá chỉ hơn 1 triệu ❌❌.
miễn phí ship toàn quốc. ĐT: 0376.980.569

ALLAAHU AKBAR: Sheekh Cabdiraxmaan Haaji Dabacasar Ayaa Masaajidka Abuubakar Ku Muslimiyay Ninkaan Hor Taagan, Dabacasar...
26/06/2021

ALLAAHU AKBAR: Sheekh Cabdiraxmaan Haaji Dabacasar Ayaa Masaajidka Abuubakar Ku Muslimiyay Ninkaan Hor Taagan, Dabacasar Ayaa Sheegay Saacado Inuu Diinta Islaamka U Sharaxay Kadibna Uu Qirtay Ashahaada Alxamdulilah 🤲

26/06/2021

Muwado Tiktok Official

Gurbiye oo sida Sharcigu dhigayay soo maray hannaankii siideynta Xabsiga Lixda bilood iyadoo la iibsanayo lagana dhiibay...
29/07/2020

Gurbiye oo sida Sharcigu dhigayay soo maray hannaankii siideynta Xabsiga Lixda bilood iyadoo la iibsanayo lagana dhiibay Lacagtii Sharcigu ku xukumay ayaa ugu danbeyn markale Xabsiga loo dhaadhiciyay.

29/07/2020

Madaxweynaha Puntland “Qofkii hubeysan oo Amni dara wada hala toogto iyadoo aan la geyn Maxkamad”.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo ka waramay xaaladda Puntland ayaa si adag uga hadlay arrimaha ammaanka ee deegaanada maamulkaasi.

Siciid ayaa amray ciidamada ammaanka inay toogtaan cidkasta oo hubeysan qatarna ku ah ammaanka guud ee Puntland, iyada oo aan la horgeyn wax maxkamad ah.

Sidee u aragtaa?

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sharci darro ku tilmaamay xukunkii wariye Gurbiye ee Maxkamadda Gobolka Bana...
29/07/2020

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sharci darro ku tilmaamay xukunkii wariye Gurbiye ee Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale sheegay in xukunkaasi yahay Awood sheegasho iyo Caburin xorriyadda hadalka ah.

Guddiga Fatahaadaha Beledweyne oo bilabay Wajiga Kobaad ee biyo xireenka beledweyne iyado ay bilaawdeen dhigista Caaro T...
29/07/2020

Guddiga Fatahaadaha Beledweyne oo bilabay Wajiga Kobaad ee biyo xireenka beledweyne iyado ay bilaawdeen dhigista Caaro Tuur balaraan si looga hortago in ay dhacdo Fatahaad

Masuliyin ka Tirsan mamulka Gobalka iyo kan Degmada beledweyne ayaa shalay kormeer ku tagay qeeybo ka mid ah xafada howlwadaag iyagona sheegay in ay tageen Goobo ay kaso baxeen biyaha.

Guddiga Fatahadaha beledweyne oo gacanta ku haayo lacagihi deeqaha ahaa ee xalaalka waara ee fatahaadaha ayaa looga Fadhiya in ay wax ka qabtaan oo ay ka hortagaan si aysan Fatahaad uga dhicin beledweyne.

Walee Burhaanta Man United waa kacsantahay waayadan'ilaa hada waa kooxda kaliya Premier league ee Unbeatin ah tartamada ...
06/03/2020

Walee Burhaanta Man United waa kacsantahay waayadan'ilaa hada waa kooxda kaliya Premier league ee Unbeatin ah tartamada oo dhan.

9 kii kulan u dambeeyay 6 waa ay badiyeen'Sedexna bar baro'Ighaaloo xalay 2 gool ayuu ku tuurtay 3-0

Manta oo kale 118 sano ka hor ayaa dhidibada loo taagay kooxda Real Madrid.  Waana mid ka mid ah kooxaha ugu guulaha bad...
06/03/2020

Manta oo kale 118 sano ka hor ayaa dhidibada loo taagay kooxda Real Madrid.

Waana mid ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan kubada cagta looguna jecel yahay.

Hala Madrid.

RASMI # #Ciyaaryahan  Moyabi Kone waa ciyaaryahan u dhashay wadanka ivory Coast waxaan kala soo Wareegnay naadiga Asec e...
05/03/2020

RASMI # #
Ciyaaryahan Moyabi Kone waa ciyaaryahan u dhashay wadanka ivory Coast waxaan kala soo Wareegnay naadiga Asec ee ka Ciyaarto horyaalka Heerka koobaad ee Ivory Coast.

Ciyaaryahan Kone waxaan kula soo wareegnay Aduun lacageed dhan 4,000 oo doolarka mareykan ah.
Waxeyna ka dhigantahay inuu noqday ciyaaryahankii labaad ee ay MCC lacag intaas dhan kula soo waregtay ka dib siciid aweys Cali.

Xidigan wuxuu ka ciyaaraa qadka dhexe ee weerarka.

Waxaan sida pagekooda ku soo post gareyeen kooxda mogadisho city club.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Máy Đầm Bê Tông 1992 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Contractor?

Share