Xogmaal electrical and service

Xogmaal electrical and service Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Xogmaal electrical and service, Democratic Republic of the.

09/03/2023

Business service

02/02/2023

☎️ tell: 0614535333 Ama 0770070907
& koronto cusub & dayactir waxaan gurigaada ama goobtaada shaqo kuugu dayactireynaa korontada iyadoo lagugu adeegayo si dag ah

# xoogmaal electrical
l

Business service

16/01/2023

☎️ tell: 0614535333
kortada guryaha & gur yaha dugoobay waxaan sidag dag ah kuugu a adeegi nooga shaqaale kuxeel dheer hawshaas
Nb waxaa kale oo laguu qabanayaa
dàyac tirka faranjiyerka # qasalada # kukarka # iyo electrocnnli ah kushaqeeya

#

04/01/2023
04/01/2023

Hadii aad u baahan tahay farsamo yaqaano ku xeel dheer farsamada korontada iyo agabka electronics-ka
Waxaa shirkada XOG-MAAL ELECTRICAL SERVICE Kuula diyaar tahay farsamo yaqaano heerkoodu sareeyo

Adeegyada aad kaheli karto waxaa kamid ah:
1- galinta iyo cilad bixinta korontada guryaha,xaafiisyada iyo goobaha ganacsi
2- Dayactirka iyo badalida fiilooyinka guryaha duugobay
3- xirista iyo cilad bixinta
air conditionka iyo qasaaladaha iyo wixii lamid ah waxaadna nagasoo xiriri kartaa lambarada hoos kuxusan mahadsanidiin

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252614535333

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Xogmaal electrical and service publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager