YAABE General construction company

YAABE General construction company welcome to YAABE general construction company a reliable construction company where we mainly focus

22/12/2023

YAABE GENERAL CONSTRUCTION COMPANY

CALL US +251915746644 or +251913436178

YAABE General construction company at JigjigaContact us: 091 574 6644 or 0913436178
02/05/2023

YAABE General construction company at Jigjiga
Contact us: 091 574 6644 or 0913436178

30/05/2022

SOMLIGHT, Ka soo doono laydhadh casri ah iyo qiimo ku raali galinaya.

Goobta: u jirta 40m jigjiga jet, aayardaga highway

Tell: +251915746644,+251915733451

06/05/2022
GURI IIB AH Asc akhyaarta sharafta leh ee ku xidhan pagekan waxaan idiin haynaa guri ay shirkadu dhamaysay oo iib ah oo ...
22/07/2021

GURI IIB AH

Asc akhyaarta sharafta leh ee ku xidhan pagekan waxaan idiin haynaa guri ay shirkadu dhamaysay oo iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo suuliyadoodii, 3 qol oo service suuliyana gaar u leh iyo barkad wayn cabirkoodu yahay

GURIGA WAYN

1. FADHIGA WAYN (LIVING & DINNING ROOM) = 8X5 = 40m2
2. HURDO (MASTER BED ROOM)= 5.5X6 = 33m2
3. FADHIGA YAR (TV ROOM,REST ROOM) = 4X4.5 = 18m2
4. QOLKA MARTIDA (GUESTROOM) = 4X4.5 = 18m2
5. QOLKA CARUURTA 1(CHILDRENS ROOM 1) = 4.5X4 = 18m2
6. QOLKA CARUURTA 2 (CHILDREN'S ROOM 2) = 4X3.5 = 14m2
7. BATHKA HURDADA (MASTER BATH ROOM) = 4.5X3= 13.5m2

SERVICE

1. FADHI (LIVING & DINNING ROOM) = 5X5 = 25m2
2. HURDO ( BED ROOM)= 4X4 = 16m2
3. KITCHEN = 4X4 = 16m2
4. TOILETS = 3X4 = 12m2
5. BIRKA = 4X3X3 = 36M3 = 180 foosto
6. MARMARKA DAARADA = 300M2
7. DAYRKA = 105m
8. CABIRKA DHULKA = 650M2

Guryuhu dhamaan waa gypsum, marmar bilifoonkoodu iyo dhulkuba

Waxaa intaas u dheer dhirayn si tayaysan loogu beeray iyo parking waafi ah

Qiimaha, goobta uu ku yaalo iyo Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan tellefanada hoosta ku qoran ama whatsappka

+251915746644 or +251913436178

Sites under constructionYaabe general construction Contact us +251915746644 or +251913436178
10/03/2021

Sites under construction

Yaabe general construction

Contact us +251915746644 or +251913436178

Salaamulaahi calaykum macaamiisha sharafta leh ee ku xidhan pageka YAABEGC. waa guryihii ugu dambeeyay eey shirkadu dham...
07/10/2020

Salaamulaahi calaykum macaamiisha sharafta leh ee ku xidhan pageka YAABEGC.

waa guryihii ugu dambeeyay eey shirkadu dhamayso oo ka kooban 5 qol oo isku dadan iyo 2qol oo service, suuli dibada, iyo daarada marmarkeeda cabirkooduna yahay
QOL
• Hurdo = 5x6m =30m2
• Bathka hurdada = 4x2m= 8m2
• Fadhiga = 5x8.4m = 42m2
• Barandooyinka = 1.5x16m = 24m2
• Qolka martida = 5x5m = 25m2
• Qolka caruurta = 5x4m = 20m2
• Qolka nasashada = 5x5m = 25m2
TOTAL AREA = 174m2

#2 QOL EE SERVICEKA
• Qolka 1aad = 4x4m = 16m2
• Qolka 2aad = 4x4m = 16m2
• Barandooyinka = 1.5x12 = 18m2
• Suuliga fadhiga ah = 1.5x3m = 4.5m2
• Suuliga showerka = 1.5x3m = 4.5m2
TOTAL AREA = 59m2

BOOSKA CABIRKIISU = 500M2

Address:jigjiga

F.G = GURYAHAN IIB MAAHA

Contact us: +251915746644

Salaamulaahi calaykum.Waa YAABE GENERAL CONSTRUCTION COMPANY oo dhamaystirtay mid kamid ah mashaariicdeedii uugu waawayn...
31/05/2020

Salaamulaahi calaykum.

Waa YAABE GENERAL CONSTRUCTION COMPANY oo dhamaystirtay mid kamid ah mashaariicdeedii uugu waawaynaa

Waa guri ka kooban 6 qol iyo 2 maydhi suuli oo kala ah

(living & dinnig room) 9x6m
(master bed room)6x6m
hurdada (master bath room) 3.5x2.5m
caruurta(children room) = 4x5m
martida( Guest room = 4x5m
nasashada (Rest room) 5x5m
guud ( common bathroom) 1.5x2.5m

Hadaba ha moogaan YAABE GENERAL CONSTRUCTION COMPANY ood ka heli karto addresska hoos ku xusan

Mobile:+251915746644 or +251913436178
KAAH Building, 4th floor, Room 102
Jigjiga, ethiopia

RAMADAAN KAREEM!!!WE ARE BACKWaa YAABE GENERAL CONSTRUCTION oo dhamaystirtay mid ka mid ah guryaha ay shirkadu gacantu k...
02/05/2020

RAMADAAN KAREEM!!!

WE ARE BACK

Waa YAABE GENERAL CONSTRUCTION oo dhamaystirtay mid ka mid ah guryaha ay shirkadu gacantu ku hayso.

Ku darsoo isla YAABE GRANITE AND DECORATION PAINTS ayaa finish garaysay.

Ha moogaan YAABE GENERAL CONSTRUCTION COMPANY
+251915746644 OR +251913436178

✍Osman Abdi Aden Yaabe

Waa Qayb ka mid ah dhismayaasha ay shirkadu fulinayso oo ku yaala magaaladan jigjiga dacaladeeda Miss it not!!!YAABE GEN...
12/12/2019

Waa Qayb ka mid ah dhismayaasha ay shirkadu fulinayso oo ku yaala magaaladan jigjiga dacaladeeda

Miss it not!!!

YAABE GENERAL CONSTRUCTION

"Better than before".

Contact us: +251915746644 or +251913436178

Welcome to YAABE general construction company oo kuu diyaarisay dhismayaal casriyaysan oo rabitaankaaga ku xidhan iyo qi...
10/12/2019

Welcome to YAABE general construction company oo kuu diyaarisay dhismayaal casriyaysan oo rabitaankaaga ku xidhan iyo qiimo ku raali galinaya

Design+construction = complete package

Iyadoo lagu kala dooransiinayo
- kormeer (supervision)
- qandaraas shaqaale kaliyo ( labor contract)
- qandaraas dhamaystiran (labor & material contract)

Call us any time
+251915746644 or +251913436178

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when YAABE General construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to YAABE General construction company:

Share