Geele Guleed

Geele Guleed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geele Guleed, Main Road of jigjiga, Jigjiga.

The 7C of success
24/01/2026

The 7C of success

"Half of a person’s beauty lies in their tongue (their speech), and the other half lies in their mind. As for the face, ...
23/01/2026

"Half of a person’s beauty lies in their tongue (their speech), and the other half lies in their mind. As for the face, it is nothing more than a cover that changes over time.”

23/01/2026
Kaydka ugu weyn ee qofku waa maskaxdiisa iyo sida uu u isticmaalo [kasmadiisa, curintiisa, xal-helidiisa]. Waa run oo wa...
07/01/2026

Kaydka ugu weyn ee qofku waa maskaxdiisa iyo sida uu u isticmaalo [kasmadiisa, curintiisa, xal-helidiisa]. Waa run oo waxaa jira khayraad kale oo lagama maarmaan u ah taabbagelinta hammi kasta oo qofku leeyahay. Laakiin marna ha iloobin, asalku waa waxa ku jira labadaada dhegood inta u dhaxaysa. Haddii gacanta laguu geliyo khayraad kasta, laakiin aanad hayn maskax iyo fikrad bisil oo kuu suurogelisa ka faaiidaysigooda, weligood kugu filnaan maayaan, isla adiga ayuunbaana baabiin doona khayraadkaas. Tusaalayaal badan oo arrintan ku saabsanna bulshadeena dhexdeeda waa buux.

Address

Main Road Of Jigjiga
Jigjiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251915055094

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geele Guleed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share