Deegaan Real State

Deegaan Real State Macaamiil kusoo dhawaada boggena facebook ga waxa halkaan aad ka heli doontaan kala iibinta sheeyada.

πŸ“’ OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSII πŸ“’Soo dhawaada waxaan idiin haaynaa Qol kamid ah qolalka Bacadlaha ragga ee magaalada Bala...
11/07/2023

πŸ“’ OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSII πŸ“’

Soo dhawaada waxaan idiin haaynaa Qol kamid ah qolalka Bacadlaha ragga ee magaalada Balad weyne.

🟒Qolka wuxuu ku yaala suuqa dharka ragga lagu gado ee magaalada baladweeyne

🟒Waa dhul ganacsi leh oo lagu dukaameeysan karo ama xafiis laga dhigan karo, qeeybta kore waa shub.

🟒Qiimaha lagu rabo waa $ 50,000 USD

Ka faa'ideeysi wacan mudanayaal iyo marwooyin.

Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir

☎️ Call, whatsapp 61 7757275
πŸ“§ [email protected]

Deegaan Real State

01/07/2023

βœ… Boos Banaan oo iib ah ayaa idiin kaga haaynaa Magaalada balad weyne ee gobolka hiiraan gaar ahaan xaafada kooshin.

βœ… Cabirka booska waa 20m x 20m

βœ… Jihooyinka, bari iyo koofur waxa ka xiga boosas, waqooyi iyo galbeed waxaa ka xiga wadooyinka, wadada galbeed waa wadada weeyn ee Hilokalyo.

βœ… Qiimaha $14,000 USD ka faa'ideesi wacan.

INAGALA SOO XIIR LAMBARKA HOOSE WHATSAPP AMA CALL

️☎️+252617757275

πŸ“§ [email protected]

Fadlan page fallow inoo dheh post gana inoo share garee.

MAHAD SANIDIIN.

GUUD AHAAN UMMADA MUSLIMIINTA  GAAR AHAAN UMMADDA SOOMAALIYEEE EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA CIID WANAAGSAN AYEEY IDIIN LE...
27/06/2023

GUUD AHAAN UMMADA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN UMMADDA SOOMAALIYEEE EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA CIID WANAAGSAN AYEEY IDIIN LEEDAHAY Deegaan Real State

FARXAD KULA CIIDA EHELADA IYO QARAABADA.
DHAMMAAN MACAAMIISHEENA WAXAAN IDIIN LEENAHAY CIID MUBARWK, KULU CAAM WA-ANTUM BILKHEEYR .

☎️ +25261-7-757275
πŸ“§ [email protected]

DHAMMAAN UMMADA MUSLIMIINTA EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA RAMADAAN WANAAGSAN πŸŒ™πŸŒ™πŸŒ™BISHAAN WAA BIL CIBAADO WAXAAN ALLE KA BAR...
22/03/2023

DHAMMAAN UMMADA MUSLIMIINTA EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA RAMADAAN WANAAGSAN πŸŒ™πŸŒ™πŸŒ™

BISHAAN WAA BIL CIBAADO WAXAAN ALLE KA BARYEEYNAA IN KHEEYR KEEDA INA WAAFAJIYO

DHAMMAAN MACAAMIISHEENA WAXAAN IDIIN LEENAHAY RAMADAAN KARIIM πŸŒ™πŸŒ™πŸŒ™

☎️ +25261-7-757275
πŸ“§ [email protected]

Kusoo dhawaada Deegaan Real State  waxaad boggeena ka heli doontaan sheeyadda iibka ah sida dhulalka, beeraha, baabuurta...
16/03/2023

Kusoo dhawaada Deegaan Real State waxaad boggeena ka heli doontaan sheeyadda iibka ah sida dhulalka, beeraha, baabuurta iyo wixii lamid ah. Kuwaasoo ku kala yaala degmooyinka iyo deegaanada gobolka hanaadir iyo hirshabeele qaasatan magaalo madaxda Gobolka hiiraan ee Balad weyne.

Nagala soo xiriir Telefoonada iyo ciwaanada hoos ku qoran.
☎️+252617757275
πŸ“§Email : [email protected]

Address

Irid Amin Road Balad Weyne
Balad Weyn

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan Real State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deegaan Real State:

Share