06/11/2024
Project #9
waa Nashqada guri bangalo fooq ah oo aanu u nashqadaynay mid kamid ah macaamiishayada.
waxa uu ka kooban yahay:
cabirka dhulka: 15*15m
- fadhi
- Qolka Qoyska
- Qol hurdo
- Madbakh
- Suuli
- Gaadhi gal qaadaya 2 gaadhi
wixii faahfaahin ah:
[email protected]
whats: 7329410