AlFadli Construction Company

AlFadli Construction Company AllFadli Buildings Material and Construction Company

Sanadkii Dhamaaday ee 2023 Mashaariicda Dhisme ee aan ka qabanay Degmada Taariikhiga ah ee Saylac. Mashaariicdan oo ah k...
12/01/2024

Sanadkii Dhamaaday ee 2023 Mashaariicda Dhisme ee aan ka qabanay Degmada Taariikhiga ah ee Saylac. Mashaariicdan oo ah kuwo Dawladu bixisay marka laga reebo Masjidka oo uu dhisay Ganacsade Mahamed Aw Sead.

Mashaariicdani waxay ahaayeen:
1. Hangar 40x24m ah oo loo dhisay Kastamka Degmada.
2. Xafiiska Xisaabiyaha Gobolka.
3. Xarunta Caafimaad ee Ceel-Gaal.
4. Wado Laami ah oo gudaha Saylac ah 1.3km.
5. Masjidka Al-Raxma oo gudaha Saylac ka dhisnay.

Nagu xidhno AlFadli Construction Company Tell: +2522615901.
email: [email protected].
WhatsApp: +905362274081
+25263445673.

Masjidkan Waxaa Maalgalisay Haayada Kheyriga ah ee *MSG FOUNDATION* waxana  laga Hirgaliyay Xarunta Gobolka salal ee Say...
10/01/2024

Masjidkan Waxaa Maalgalisay Haayada Kheyriga ah ee *MSG FOUNDATION* waxana laga Hirgaliyay Xarunta Gobolka salal ee Saylac.

Waxa dhistay shirkada AlFadli Construction Company
Waxa naga go, an in aanu macamishayada u dhisno guryo, masajido,goobo ganacsi iyo dhisme kasto oo qanciya anagoo ku dadaalayna, hubinayna islamarkaana dhisayaan engineero khibrad iyo waayo aragnimo dheerada leh.

Nagalasoo xodhiidh
+2522615901***063-4456763***063-4854575

Waa Midkamida guryaha ay shirkada AlFadli Construction Company , gacanta ku hayso oo dhamad kudhow. Dhawaana fillo muqal...
05/01/2024

Waa Midkamida guryaha ay shirkada AlFadli Construction Company , gacanta ku hayso oo dhamad kudhow. Dhawaana fillo muqal qurxoon oo aanu kadiyarin doono .

Noogu imow nashqado qurxoon, tayo iyo waliba qiimo aad ku qanacdo .
Nagalasoo xidhiidh 063-4450038===063-4456763===063-4854575

01/01/2024
30/10/2023

Gurigani waa mid kamida Guryaha dhamaaday ee ay hirgalisay shirkada AlFadli Construction Company ,
Waa guri bangalo ah kana kooban labo guri oo kala xidhan. Waxa uu ku fadhiya cabir dhan 20m by 16m . Waxa uu ka kooban yahay midkiiba:-

2 bed rooms
1 master bed room
1 sitting room with dining room
1 kitchen
1 store
2. Toilet
1 parking

Shirkada alfadli construction company waxad ka helay nashqado qurxoon islamarkana ku raaligaliya

Nagalasoo xidhiidh : 063 4450038 .....063 4456763

TO OUR STAKEHOLDERS we will gain the trust and confidence of our stakeholders by maintaining a high degree of transparen...
18/10/2023

TO OUR STAKEHOLDERS

we will gain the trust and confidence of our stakeholders by maintaining a high degree of transparency, in all our operations and records

AlFadli Construction Company

03/09/2023

Dhismahani waxa uu ka mid yahay mashariicaha ay fuliso shirkada AlFadli Construction Company, waxa uu kasocdaa xaafada xaaslayda ee magalada Borma. Cabirkisu waa 25 by 15.2m Waxa uu ka kooban ayahay:
3 qol
Hurdo waafiya
Fadhi
3 suuli
Madbakh waafiya
Store
Parking fican
Garden

AlFadli Construction company, waxad kahelaysaa dhismayal qurxoon, tayo leh , qiimo macquula .
Ku xidhno markasta.

Jaamacadda Camuud  ayaa maanta Shirkada Alfadli Building Materials and Construction Company gudoonsiisay Shahaado sharaf...
02/09/2023

Jaamacadda Camuud ayaa maanta Shirkada Alfadli Building Materials and Construction Company gudoonsiisay Shahaado sharaf taasi oo Shirkada Alfadli loo siiyay kaalintii Shirkadu ku lahayd Dhismaha Dayrka Jaamacadda Camuud waxaana shahaadada Shirkada u gudoomay Mulkiilaha Shirkada Mawlid Yaasiin Yusuf.

Shirkada Alfadli Building Material and Construction Company ayaa Dhismahani G+1 ka dhistay Alhayat Hospital Borama oo ma...
02/09/2023

Shirkada Alfadli Building Material and Construction Company ayaa Dhismahani G+1 ka dhistay Alhayat Hospital Borama oo maanta xadhiga laga jaray.

Address

Borama

Telephone

+905362274081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AlFadli Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AlFadli Construction Company:

Share