Sahal Property Construction - SAPCO

Sahal Property Construction - SAPCO The Signature of Modern Buildings

Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducaba leh.Shirkadda SAHAL CONSTRUCTION .CO waxay dhammaan Muslimiinta ...
08/05/2026

Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducaba leh.
Shirkadda SAHAL CONSTRUCTION .CO waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa Jimcaha kariimka ah. ๐Ÿค

โ€œุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ูุฑุฌู‹ุง ู„ูƒู„ ู…ู‡ู…ูˆู…ุŒ ูˆุดูุงุกู‹ ู„ูƒู„ ู…ุฑูŠุถุŒ ูˆุงุณุชุฌุงุจุฉู‹ ู„ูƒู„ ุฏุนุงุก.โ€
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inoo barakeeyo maalinteena Jimcaha. Aamiin. ๐Ÿคฒ

๐Ÿ“– Ha illoobin:
โœ… Akhriska Suuratul Kahf
โœ… Salaadda Nabiga ๏ทบ
โœ… Ducada saacadda la aqbalo

๐Ÿ—๏ธ SAHAL CONSTRUCTION .CO
Dhismaha riyadaada waa himiladeena.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeegyo dhisme oo tayo leh iyo naqshado casri ah.

15/04/2026

slab

๐Ÿ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐ƒ 2612 ๐‘๐„๐’๐ˆ๐ƒ๐„๐๐“๐ˆ๐€๐‹๐Ÿ“๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: BOSASO-XAFADA TUURTA๐‘ญ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚๐Ÿ“๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 25m x 15m๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ง๐ ๐Ÿ๐ฅ๐จ๐จ๐ซ:๐Ÿ›‹๏ธ...
11/04/2026

๐Ÿ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐ƒ 2612
๐‘๐„๐’๐ˆ๐ƒ๐„๐๐“๐ˆ๐€๐‹
๐Ÿ“๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: BOSASO-XAFADA TUURTA
๐‘ญ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚
๐Ÿ“๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 25m x 15m
๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ง๐ ๐Ÿ๐ฅ๐จ๐จ๐ซ:
๐Ÿ›‹๏ธFadhi, & cunto
๐Ÿ›๏ธ2 Qol Hurdo ah
๐Ÿšฝ Suuli
๐…๐ข๐ซ๐ฌ๐ญ ๐…๐ฅ๐จ๐จ๐ซ:
๐Ÿ›๏ธ4Qol Hurdo ah
๐Ÿšฝ2 Suuli
๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž

๐Ÿ“ž๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
Tell and What'sapp: 0904111100
๐Ÿ“๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ office: BOSASO

Dhismo lagu kalsoonaan karo wuxuu ka bilaabmaa aasaas adag.Ma qorsheynaysaa inaad dhisto guri, ganacsi, ama mashruuc cus...
30/03/2026

Dhismo lagu kalsoonaan karo wuxuu ka bilaabmaa aasaas adag.

Ma qorsheynaysaa inaad dhisto guri, ganacsi, ama mashruuc cusub?
Sahal Construction waxay kuu dammaanad qaadaysaa tayo, xirfad, iyo kalsooni buuxda. ๐Ÿ’ฏ

โœ”๏ธ Naqshad casri ah & qorsheyn sax ah
โœ”๏ธ Shaqaale xirfad sare leh
โœ”๏ธ Dhismo tayo leh oo waara
โœ”๏ธ Qiimo macquul ah

SAHAL CONSTRUCTION โ€“ Dhismo Lagu Kalsoonaan KaroMa qorsheynaysaa dhismo cusub? Ama dayactir casri ah?Sahal Construction ...
28/03/2026

SAHAL CONSTRUCTION โ€“ Dhismo Lagu Kalsoonaan Karo

Ma qorsheynaysaa dhismo cusub? Ama dayactir casri ah?
Sahal Construction waa xalkaaga saxda ah! โœ…

โœ”๏ธ Guryo tayo sare leh
โœ”๏ธ Shaqaale xirfad leh
โœ”๏ธ Khibrad iyo aqoon dhab ah

Waxaan kuu dhiseynaa mustaqbal adag oo aad ku kalsoonaan karto. ๐Ÿ’ช

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta:
+252 907 796090
+252 904 000086
+252 907 742725

๐Ÿ“ง [email protected]

๐Ÿ’ฌ Nala soo xirir si aad u hesho adeeg dhismo oo heer sare ah!

jumca mubaarak...
27/03/2026

jumca mubaarak...

Ciid Wanaagsan โ€“ Eid MubarakุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
20/03/2026

Ciid Wanaagsan โ€“ Eid MubarakุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Shirkadda SAHAL Property Construction waxay kuu diyaarisay adeegyo dhisme oo casri ah iyo shaqaale khibrad leh si riyada...
07/03/2026

Shirkadda SAHAL Property Construction waxay kuu diyaarisay adeegyo dhisme oo casri ah iyo shaqaale khibrad leh si riyadaada dhisme ay u noqoto xaqiiqo.

โœ… Kudooro tayo leh
โœ… Khibrad la isku halayn karo
โœ… Daacadnimo iyo shaqo hufan

Nala soo xiriir maanta si aan u bilowno mashruucaaga dhisme.

๐Ÿ“ž +252 907 796090
๐Ÿ“ž +252 904 000086

SAHAL Property Construction โ€“ Dhisme lagu kalsoonaan karo. struction

21/02/2026

80% Dadka Dhisaya Guryaha Waxay La Kulmaan Dib-u-dhac & Kharash Dheeraad ah Adigu Ha Ka Mid Noqon!

Ma ogtahay in qorshe laโ€™aan iyo maamul xumo ay sababaan khasaaro dhaqaale iyo waqti lumis?

Sahal Property & Construction waxaan ku siineynaa xal dhisme oo nidaamsan, qorsheysan, oo tayo sare leh โ€” si mashruucaagu u noqdo mid guuleysta laga bilaabo naqshad ilaa furitaanka.

๐ŸŽฏ Adeegyadeenna:

๐Ÿ”น Naqshadeyn casri ah oo waafaqsan baahidaada
๐Ÿ”น Dhismo guryo & dhismayaal ganacsi
๐Ÿ”น Dayactir iyo dib-u-habeyn tayo leh
๐Ÿ”น Maareyn mashruuc oo xirfad leh
๐Ÿ”น Horumarin & la-talin maalgashi dhisme

โœ… Maxaad Nooga Dooranaysaa?

โœ”๏ธ Qorshe cad iyo miisaaniyad la xakameeyey
โœ”๏ธ Shaqaale khibrad leh
โœ”๏ธ Qalab tayo sare leh
โœ”๏ธ Dhameystir waqti ku habboon
โœ”๏ธ Daahfurnaan buuxda mashruuca oo dhan

๐Ÿ  Riyadaada dhismo waxaan ka dhigI karna mid dhab ah โ€” si xirfad leh, si kalsooni leh. loo dhisay

๐Ÿ“ž Tallaabada Koowaad Qaad Maanta!

Ha sugin ilaa kharashku kaco ama fursaddu kaa tagto.
La xiriir Sahal Property & Construction maanta si aad u hesho qiimeyn iyo la-talin bilaash ah.
CONTACT US
๐Ÿ“ฑ +252 90 7796090
๐Ÿ“ฑ +252 90 4000086
๐Ÿ“ฑ +252 90 7724725
๐Ÿ“ง [email protected]

JUMAC KARIIM โœจ๐ŸŒ™Maalin barakeysan oo Jimce ah ayaan dhammaan macaamiisheena iyo ummadda Muslimka ah u rajeyneynaa. ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿ’™All...
20/02/2026

JUMAC KARIIM โœจ๐ŸŒ™

Maalin barakeysan oo Jimce ah ayaan dhammaan macaamiisheena iyo ummadda Muslimka ah u rajeyneynaa. ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿ’™

Allaha naga aqbalo ducada, cibaadada iyo kheyrka maalintan qiimaha badan.
Ha noqoto maalin nabad, barwaaqo iyo guul kuu horseedda adiga iyo qoyskaaga.

๐Ÿ—๏ธ Sahal Property & Construction
Dhismo tayo leh โ€ข Kalsooni โ€ข Horumar joogto ah

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 90 7796090
+252 90 4000086
+252 90 7724725
๐Ÿ“ง [email protected]

n

Address

Jubba Street
Bosaso

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Saturday 08:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Property Construction - SAPCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share