Guutaale construction company

Guutaale construction company Horumarinta dhismayash

01/10/2024
01/10/2024
Khaliil Idiris  Alle Hakuu Fududeeyo Aabo Idamka Alle Guul Insha Allah Allahuma Aamiin
21/06/2024

Khaliil Idiris Alle Hakuu Fududeeyo Aabo Idamka Alle Guul Insha Allah Allahuma Aamiin

Waxaan Hanbalyo  Meher Udirayaa   Mudane  Mubarak ÎBňů Cawed Iyo Marwdiisa Mr Adna Maxamed Ducale Waxaan Alle Uga Baryay...
03/06/2024

Waxaan Hanbalyo Meher Udirayaa Mudane Mubarak ÎBňů Cawed Iyo Marwdiisa Mr Adna Maxamed Ducale Waxaan Alle Uga Baryaynaa In Ay Kugaadhan Aqalgalkoodana Bash Bash Iyo Barqaaqo Allena Kadhigo Reerkii Lagu Nastee Lagunagaado Ubad Khayr Qabana Alle Kalasiiyo Aamiin Amiin

30/05/2024

Waxaa Aan Idiin Hayaa War xaqiiqa Ah Saacado Kadib Halkan Aan Kawada Socono Nin Dameera Dabadood Kadagay Meel Uga Toolmoon Ayuu Waayay

Maxaad idiinka baxay najiida kasta oo doorshada. Ka. Dhalata waa. In la aqballa jawaabtu waa. Xajiina?
11/03/2024

Maxaad idiinka baxay najiida kasta oo doorshada. Ka. Dhalata waa. In la aqballa jawaabtu waa. Xajiina?

Inaalilaahi waa inaa ileayhi raajicuun waxan tacsin u dirayaa qoyskii iyo qarabadii uu kabaxay Cali Cismaan Nuur ku maga...
05/03/2024

Inaalilaahi waa inaa ileayhi raajicuun waxan tacsin u dirayaa qoyskii iyo qarabadii uu kabaxay Cali Cismaan Nuur ku magac dheera cali dhaganab illahay samir iyo iimaan saadiqa ha kasiiyo qoyskiisa iyo warabadiisa marxuumkana alle haw naxariiso kiitaabkiisana alle midigta hakasiiyo aamiin aamiin aamiin

Guul insha allah kooxda dawlada hoose burco
02/03/2024

Guul insha allah kooxda dawlada hoose burco

Inaalilaahi waa inaa ileayhi raajicuun waxaan tacsi u dirayaa gerida ku timis walakay maxamed xuseen inantiisii  Sumaya ...
08/02/2024

Inaalilaahi waa inaa ileayhi raajicuun waxaan tacsi u dirayaa gerida ku timis walakay maxamed xuseen inantiisii Sumaya Maxamed Xuseen Xasan oo burco ku geeryootay dhaman qoyska iyo qarabada alle cawil san ha inoogu bedello aamiin aamiin

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun alle haw naxariisto awoowgay Xaaji  Maxamed Qaalib Guutaale dhamaan qoyskiisa iyo ...
04/02/2024

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun alle haw naxariisto awoowgay Xaaji Maxamed Qaalib Guutaale dhamaan qoyskiisa iyo qaraabadiisana alle samir ha inagawadadiiyo allena waxaan u waydiinayaa inuu janadiisa firdaw ku caduumo kitaabkiisana alle midigta kasiiyo aamiin

Kuwani waa waybo kamida mashaariicaha burco laga dhagax dhigay tan iyo intii ay xukuumadaha Kulmiye  talada dalka isaga ...
16/12/2023

Kuwani waa waybo kamida mashaariicaha burco laga dhagax dhigay tan iyo intii ay xukuumadaha Kulmiye talada dalka isaga danbeeyeen oo weli taagan

Address

Hodan Qaylo
Burco

Telephone

+252634438890

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutaale construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share