04/06/2026
✨ JUMMA MUBARAK ✨
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّد ﷺ
"Indeed, Allah and His angels send blessings upon the Prophet. O you who believe, send blessings and peace upon him."
📖 Surah Al-Ahzab 33:56
Maalinta Jimcaha waa maalin barako, duco iyo xusuus gaar ah leh. Aynu ku dadaalno salaadda Jimcaha, akhrinta Qur’aanka Kariimka ah, iyo saliga Nabiga ﷺ.
🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inagu gallado caafimaad, barwaaqo iyo nabad.
Jumma Mubarak from ALPHA INDUSTRIES 💙
📞 (90) 7477603
📞 905 538 982