Gorse construction. Com

Gorse construction. Com KU SOO DHAWOOW SHIRKADA DHISMAHA Dalbile CONSTRUCTION.CO WAXAY KULA DIYAAR TAHAY DHISMAYAAL BILIC LEH

Gorse construction. Com
01/07/2023

Gorse construction. Com

Maanta iyo Barri iyo Saa danbe waa maalmaha ugu adag xajka, Saaka waxay malaayiin muslimiin ah usii qulqulayaan deegaank...
26/06/2023

Maanta iyo Barri iyo Saa danbe waa maalmaha ugu adag xajka, Saaka waxay malaayiin muslimiin ah usii qulqulayaan deegaanka mina

Waanta waa maalintii 8aad ee bisha dulxijja.

Waa maalinta acmaasha xajku billowdo .

Maanta xujaydu waxay udhaqaajiyeen mina
Halkaas oy ku dhamaysan doonaan acmaasha

Mina waxay ujirtaa makka 8 kiiloomitir .
Waxay ku tukanayaan duhurka iyo casarka iyo maqribka iyo cishaha..

Barri xujjaydu waxay u qulqulayaan bankii carafo
Halkaas oo ay taagnaan doonaan ilaa gabbalku intuu ka dhacayo،

Kadib ayay kasoo noqon doonaan iyagoo kusoo hooyan doona muzdalifa oy habeen ku dhixi doonaan inshaAllaah .

Barri waa maalintii carafo waaa maalin aad u wayn ..

Nabigu ﷺ wuxuu yidhi :
Duca waxaa ugu fadli badan ta carafo
Waxaana ugu khayrbadan oon aniga iyo nabiyadii Alle dhahno waaa :
لا اله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير .

Barri waa maalin duco iyo Alla bari ee aan ducada badino siina share garayno si dad badan ugu baraarugaan

Waxaa qoray:- Bishaar Maqadin
Voss Tv

UGU KAALEY DHISME FARSHAXAN LEH  .Fadlan hadii aad u baahan tahay Dhisme qurux badan oo tayo leh ugu kalay Shirkada dhis...
18/06/2023

UGU KAALEY DHISME FARSHAXAN LEH .

Fadlan hadii aad u baahan tahay Dhisme qurux badan oo tayo leh ugu kalay Shirkada dhismaha ee Gorse construction. Com .

Contact us 👇
Tel: +252634250490 |
+252633304042

Mar weliba waxaan diyaar u nahay inaan idiin soo bandhigno naqshado cusub 🏗🏬🖼 ☎️ 252 63 4250490☎️ 252 63 3304042
16/06/2023

Mar weliba waxaan diyaar u nahay inaan idiin soo bandhigno naqshado cusub 🏗🏬🖼
☎️ 252 63 4250490
☎️ 252 63 3304042

14/06/2023
13/06/2023

Dhismaha ID 2356 Jigjiga yar , Hargiesa.

Faahfaahinta dhismaha: Cabirka dhulka 12m * 18m
Dhismahan waxa uu ka kooban yahay 5 qol oo jiifa, Fadhi iyo cunto iyo 2 suuli,
Service kii oo ka kooban kitchen iyo store.

Fadlan nagala soo xidhiidh:
+252 63 4250490 Ama +252 63 3304042

# Gorse construction. Com waxay diyaar kula tahay Adeeg aanad h**e u arag!

Riyadaada Rumee oo hel Guri tayadiisu sareeyso lana mid ah kuwa caalamka
12/06/2023

Riyadaada Rumee oo hel Guri tayadiisu sareeyso lana mid ah kuwa caalamka

Address

Gebiley

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252633304042

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gorse construction. Com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gorse construction. Com:

Share