Suuqplus

Suuqplus WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHAA BOGGAYGAN KHAASKA AH

17/08/2026
Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka JSL mudane Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere) ayaa ku guulaystay Nabaddaynt...
09/04/2026

Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka JSL mudane Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere) ayaa ku guulaystay Nabaddaynta Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku dhex martay Gobolada Galbeedka Somaliland ee Selel iyo Awdal.

Wasiir Cabdalle oo uu Madaxweyne Cirro u ig’maday Wasaaradda ugu baaxadda culus ee Arrimaha Guddah iyo Amniga Dalka ayaa la soo shaqeeyey Saddex Madaxweyne oo kala duwan isaga oo haya Xilal kala gedisan waxaana lagu tilmaama Wasiir Oday dhaqameed ah iyo Nabaddoon Hayin ah.
Xigasho:Najax Aadan Cunaaye

Address

NEAR HARGEISA CENTRAL POLICE STATION
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqplus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suuqplus:

Shortcuts

Share