Fixa Tech & Repair Services

Fixa Tech & Repair Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fixa Tech & Repair Services, Electrician, waheen, Hargeisa.

✨ Fixa Repair Services ✨
✅ Qurux & nadaafad
✅ Xoog & adkeysi
✅ Xirfad iyo adeeg tayo leh

📞 Wixii adeeg ah: 0637067916
👉 Waxaan kuugu diyaar nahay rakibid iyo hagaajin dhammaan noocyada aluminium-ka, korontada, qaboojiyaha & tuubooyinka.

Eng Thierry 🤣
17/11/2025

Eng Thierry 🤣

13/11/2025



🚨🚨FURSAD SHAQO MA RABTA 🚨🚨👇Ma taqaanaa qof u baahan dayactir? 💡Haddii aad qof macmiil ah FIXA  soo xirto — adiga ayaa he...
09/11/2025

🚨🚨FURSAD SHAQO MA RABTA 🚨🚨👇

Ma taqaanaa qof u baahan dayactir? 💡
Haddii aad qof macmiil ah FIXA soo xirto — adiga ayaa helaya 5% ka mid ah lacagta shaqadaas! 💰

Fixa Repair Services waxay kuu qabataa
✅Hagaajinta qasabadaha io tuumboyinka
(Plumbing)
✅⚡ Hagajinta koronto & qalab koronto
✅🪚 Hagajinta alaabta guriga (sariiraha, miisaska, kuraasta iwm)

Sida ay u shaqeyso:
1️⃣ Soo dir magaca qofka ama lambarkiisa (macmiilka u baahan adeeg).
2️⃣ Fixa ayaa la xiriiraysa, oo shaqada waa la qabtaa.
3️⃣ Adiga waxaa lagu siinayaa 5% lacagta shaqadaas – si toos ah (Zaad, eDahab ama cash).

Tusaale:
Haddii shaqadu tahay $100 → Adiga waxaa kuu soo baxaya $5! 😎

Kalaso xidhiidh:252637067916
:252657067916

02/11/2025

Adeeg kasta oo ku shaqeeya koronto sida ACga , talaagad ,qasaalad, oofin koobshiidka io dhaman

What'Sapp 63 7067916
252657067916

Best book 🥺🤤
29/10/2025

Best book 🥺🤤

Work
21/10/2025

Work



So dalbo 63 7067916
17/10/2025

So dalbo
63 7067916

Nice job 🔩💗
16/10/2025

Nice job 🔩💗

12/10/2025

Gacan fudud qiimo jaban furfurista iyo xidhxidhistooda ?
63 7067916

Address

Waheen
Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fixa Tech & Repair Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category