Hir gal Interior Decoration

Hir gal Interior Decoration ✨ Adeegyadayada:
• Gypsum Board
• Ceiling Design
• TV Wall Design
• Wall Decoration
• Bedroom & Living Room Interior
• Office & Shop Interior
• 2D & 3D Design

🏡 Naqshad Casri ah oo Qurux Badan – Hirgal Interior Decor & DesignWaxaan idiin soo bandhigaynaa naqshad guri oo casri ah...
22/07/2026

🏡 Naqshad Casri ah oo Qurux Badan – Hirgal Interior Decor & Design

Waxaan idiin soo bandhigaynaa naqshad guri oo casri ah oo aanu u samaynay mid ka mid ah macaamiisheena.

📐 Cabirka Dhulka: 30m × 20m
📍 Goobta: Hargeysa

Qaybaha Guriga:
✅ 8 Qol Hurdo
✅ Fadhi iyo Qolka Cuntada
✅ Service Room
✅ Jikada (Kitchen)
✅ 3 Suuli
✅ 3 Musqulood (Bath)
✅ Gaadhi-gal Ballaadhan

Haddii aad raadinayso naqshad guri oo casri ah, tayo sare leh, isla markaana ku habboon baahidaada, nala soo xidhiidh maanta.

Hirgal Interior Decor & Design
Waxaan u beddelnaa fikradahaaga naqshad dhab ah.

📩 Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh.

🏡 Mashruuc Cusub oo ay Hirgal Interior Decor & Design u Naqshadaysay Mid ka Mid ah Macaamiisheena.Waxaan ku faraxsanahay...
21/07/2026

🏡 Mashruuc Cusub oo ay Hirgal Interior Decor & Design u Naqshadaysay Mid ka Mid ah Macaamiisheena.

Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno nashqaddan casriga ah ee aan u diyaarinay mid ka mid ah macaamiisheena.

📐 Cabirka Dhulka: 16m × 24m
📍 Goobta: Hargeisa

Qorshaha Guriga:
🛏️ 5 Qol Hurdo
🛋️ Fadhi & Qolka Cuntada
🍽️ Jikada (Kitchen)
🧺 Laundry
🛎️ Service Room
🚿 2 Suuli
🛁 1 Bathroom
🌿 2 Veranda
🚗 Gaadhi-gal

Haddii aad doonayso nashqad casri ah, 3D Design, Floor Plan ama adeegyo Interior Decor oo tayo sare leh, Hirgal Interior Decor & Design ayaa diyaar kuu ah.

📞 Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
063 8884677

Hirgal Interior Decor & Design – Waxaan fikraddaada u beddelnaa guri qurux badan oo casri ah.

🏡✨ Mashruuc Cusub oo 3D Design ahAlxamdulillaah, waxaan si guul leh u dhamaystirnay 3D Design aan u samaynay mid ka mid ...
16/07/2026

🏡✨ Mashruuc Cusub oo 3D Design ah

Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u dhamaystirnay 3D Design aan u samaynay mid ka mid ah macaamiisheena ku sugan Muqdisho.

Waxaan ku dadaalnaa inaan soo bandhigno nashqado casri ah oo isku dara qurux, shaqayn, iyo tayo si ay uga turjumaan himilada macmiilka.

Haddii aad qorshaynayso inaad dhisato guri, xafiis, ama ganacsi, waxaan kuu diyaarinaynaa 3D Design tayo sare leh si aad u aragto muuqaalka mashruucaaga ka hor inta aan la bilaabin dhismaha.

📩 Nala soo xidhiidh si aan uga wada shaqayno mashruucaaga xiga.

Hirgal Interior Decor
Design • Interior • Exterior • 3D Visualization

16/07/2026
16/07/2026

✨ PROJECT COMPLETED ✨
Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u dhamaystirnay Project ID: 2026/99.

Mashruucan waxaan ka fulinnay:

✅ Gypsum Board-ka qolka fadhiga
✅ Gypsum Board-ka qolalka hurdada
✅ Qurxinta iyo Gypsum Board-ka daarada

Waxaan ku dadaalnay inaan bixino shaqo tayo sare leh, naqshad casri ah, iyo dhamaystir nadiif ah oo waafaqsan rabitaanka macmiilka.

Mahadsanid kalsoonida aad siisay Hirgal Interior Decor. Haddii aad qorshaynayso qurxinta gurigaaga ama xafiiskaaga, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fulinno adeeg tayo leh oo casri ah.
📍 Hirgal Interior Decor

“Waxaan qurxinnaa goobtaada si ay u noqoto mid soo jiidasho leh.”

See less

16/07/2026

✨ PROJECT COMPLETED ✨

Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u dhamaystirnay Project ID: 2026/98.

Mashruucan waxaan ka fulinnay:
✅ Gypsum Board-ka qolka fadhiga
✅ Gypsum Board-ka qolalka hurdada
✅ Qurxinta iyo Gypsum Board-ka daarada

Waxaan ku dadaalnay inaan bixino shaqo tayo sare leh, naqshad casri ah, iyo dhamaystir nadiif ah oo waafaqsan rabitaanka macmiilka.

Mahadsanid kalsoonida aad siisay Hirgal Interior Decor. Haddii aad qorshaynayso qurxinta gurigaaga ama xafiiskaaga, waxaan diyaar u nahay inaan kuu fulinno adeeg tayo leh oo casri ah.

📍 Hirgal Interior Decor
“Waxaan qurxinnaa goobtaada si ay u noqoto mid soo jiidasho leh.”

10/07/2026

Macmiil adan kalay ku rumayne

02/07/2026

🎉 WAA WAR FARXAD LEH! 🎉

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku wargelinno dhammaan macaamiisheena qiimaha badan in laan (Branch) cusub oo casri ah aan u furnay adeegyada Interior Design & Qurxinta Guryaha, Xafiisyada iyo Goobaha Ganacsiga.

✨ Adeegyada aan bixino:
🏡 Qurxinta Guryaha
🏢 Interior Design-ka Xafiisyada
🛋️ Naqshadaynta iyo Qurxinta Meheradaha
🎨 Talooyin Casri ah iyo Dhammaystir Tayo Sare leh

Hadafkeennu waa inaan kuu beddelno fikraddaada meel qurux badan oo casri ah, tayo iyo kalsooni leh.

📍 Ku soo booqo xafiiskayaga cusub, hana naga maqnaan adeegyada ugu tayada sarreeya.

Ku soo dhowaada Branch-kayaga cusub! 🤝
Waxaan diyaar u nahay inaan riyadaada u beddelno xaqiiqo.

Address

Hargeisa

Telephone

+2524569306

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hir gal Interior Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hir gal Interior Decoration:

Shortcuts

Share