04/10/2024
HOOYADA IYO AABUHU WAA GEED MIDHO KASOO BAXAYAAN
1: Hadii midhaha ka Soo baxaa ay qadhaadh noqdaan uumalaha wax anfaca dadka iyo dalkaba ee waa ushar iyo dhib aad kusoo kordhisay umada iyo dalka
2:Hadii midhaha kasoo baxaa ay macaan noqdaana waxay noqdaan mid dadka iyo dalkaba anfac uleh
Markaa ku dadaal inaad Soo saarto ubad Tayo leh oo aad akhlaaqda iyo dhaqanka u hagaajiseen si idinkana ay idiin afcaan