Asmaul husna

Asmaul husna Asmaul husna

12/05/2023

Allxamdulilah hadi ad ka paqdo faqri iyo wixi lamid ah dheh yarasaqu yaraxnanu ya fataxu yarasiqu ku ducayso magacyada eebe ee wanwanagsan alle aya ku fudaydin waxwalba oo wanagsan oo ad rabto

16/09/2022

Kasoo qaad inaad noolaan karto 60 sano, maalinkasta oo noloshaada kamid ah waxaad seexataa 8 saacadood, hadii laysku geeyo wadarta wakhtiga aad hurdo ku qaadatay waa 20 sano oo kamid ah noloshaada waxaad shaqaysaa 8 saac maalinkata, hadii laysu geeyo wadarta wakhtiga aad shaqayso, waa 20 sano oo kamid noloshaada."

15 sano waxaad ahayd ciyaal ama ilmo yar
maalin kasta labo jeer ayaad u fadhiisataa cunto waxaadna ku qaadataa 30 daqiiqadood inaad wax cunto, hadii la xisaabiyo waa 3 sano
hadii laysu geeyo wadarta wakhtigaaga
waa sidan 20 hurdo + 20 shaqo+ 15 caruurnimo + 3 sano oo cunto qaadasho ah wadartu waa 58 sano cimrigaaga hadii laga jaro tirada waqtigan (60 sano) waxaa kuu baaqi noqon 2 sano."

Maxay noqon doontaa jawaab taadu marka aakhiro lagu waydiiyo maxaad ku soo qadatay waqtigaaga intii aad noolayd?????

Waxaan kuu hayaa xal dhow oo aad ku xalliso arintan kitaabka quraanka ahi waxaa uu ka kooban yabay 604 warqadood hadii aan u qaybinno 30 cisho ee bilwalba maalintii waxaa kugu hagaagaysa ama kugu so aadeysa 20 warqadood ama xaanshiyadood oo keliya maalintiiba, maalin kasta waxaad tukataa 5 salaadood hadii aad 20 bog uqaybiso salaad kasta waxaad aqrin kartaa 4 bog (20/5=4).

Hadii aad u dirto fariintan saxibadaa iyo faamili gaaga kadibna ay dhameeyaan akhriska quraanka bil walba miyaad qiyaasi kartaa ajarka aad ka heli kartid adigu markasta oo qof akhriyo waxaad helaysaa xasanaad iyadoo aan waxba laga dhimayn account gaaga aakhiro cajiib maxaad naftaada ugu samayn wayday fursad ganacsi oo faa iido leh xagga xasanaadka/ajarka iyo aakhiradaadaba inta aad murmeysid maalinwalba dood cidla ahna ku jirto maxaa dadka ugu tilmaami waydey
inay dhameeyaan quraanka bil walba
adiga oo naftaada ka bilaabaya.

Lawadaag walaalaha kale mahadsanid.

29/08/2022

Asc wllyal 99 ka magac ee wanwanagsan ee ilahay oo lagu ducaysto khayr badan aya lagu hela inshaallah halkan qabka magac waliba ooka mid ah loogu ducaysto ayan halkan ku baran dona inshaallah

Address

Maxed Safi
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asmaul husna posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share