21/12/2023
Nashqada Gurigan oo ah mid casri ah cabirkiisuna yahay 18mx25m isla markaasna ah mid laba dabaq ah (G+1 ) oo laga dhisayo magaalada Hargeysa.
Nashqado qurux badan oo ah kuwii ugu dambeeyay ee Caalamka Casriga ah iyo qiimo macquul ah ugu kaalay shirkada Galool Architect and Consultancy.
Contact us at Galool Architect for your next Project.
Phone: 63-4060305
Phone: 63-4074720
Location: Burj Omar2, Jigjiga yar, Hargeysa, Somaliland.
Office Hours: 8am to 8pm.
Or come see us at our office in Burj Omar2, Jigjiga yar, Hargeysa, Somaliland.