HEECO Elevators & Energy

HEECO Elevators & Energy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HEECO Elevators & Energy, Elevator/lift service, HQ Office: Opposite of Ali Jirde Hotel, 26 June District, Hargeisa.

– Supply – Installation – Maintenance – Modernization – Heeco Elevators & Energy is the leading provider of elevators, escalators, engineering services, vertical transportation, and energy solutions in Somaliland, Somalia, and Ethiopia.

Shirkadda hormaadka Wishashka Heeco Elevators & Energy Waxay Dhammaan Macaamiisheeda, Umada Somaliyeed iyo Dhamaan Musli...
19/03/2026

Shirkadda hormaadka Wishashka Heeco Elevators & Energy Waxay Dhammaan Macaamiisheeda, Umada Somaliyeed iyo Dhamaan Muslimka oo Dhan ugu Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul-Fidriga.

كل عام وأنتم بخير

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 8persons/630kg B+G+3(5stop...
07/03/2026

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 8persons/630kg B+G+3(5stops) Dhismaha Hanna Tower ee ku tala area da Saldhiga Dhexe ee magalada Hargeisa, Somaliland. Heeco Elevators & Energy waa Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Ha Moogaan Macmiil.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056.
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 619545400, +252 619585800, +252 616126477, +252 770856846.
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699.
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Ali Jirde Hotel, Dhismaha Maxamud Dheere plaza,Hargiesa, Somaliland.
📍 Maka Al Mukarama Road, Dabka junction,
BL3-Waberi district, Mogadishu, Somalia
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

Bilashada bisha barakaysan ee Ramdaan awgeed waxaanu leenahay ummada islaamka alle haynaga dhigo kuwii ka faaidaysta bis...
17/02/2026

Bilashada bisha barakaysan ee Ramdaan awgeed waxaanu leenahay ummada islaamka alle haynaga dhigo kuwii ka faaidaysta bisha barakaysan ee ku camira acmaasha wanaagsan.

Ramadan Mubarak 🌙

31/12/2025

Shirkadda Wiishashka Dadka Qaada iyo kaabadaha Socda ee Heeco Elevators & Energy Waxay Munaasinada Curashada Tirsiga Milaadiga ah ee 2026 Dhambaal Hambalyo ah la Wadaagaysaa guud ahaan Bulshada Somaaliyeed in illahay Sanadkan Sanadkiisa ku gaadhsiiyo Nabad ,Barwaaqo iyo Horumar.

Macmiil ka Nashqadayso, ka Iibso, kana Dayactiro wiishka dhismahaaga! Hormuudka Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Soc...
19/11/2025

Macmiil ka Nashqadayso, ka Iibso, kana Dayactiro wiishka dhismahaaga! Hormuudka Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Gayiga Somaalida ee Heeco Elevators & Energy.

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 8persons/630kg B+G+5(7stop...
06/11/2025

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 8persons/630kg B+G+5(7stops) Dhismaha Faras Mall ee ku tala wadada 150ka ee magalada Hargeisa, Somaliland. Heeco Elevators & Energy waa Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Ha Moogaan Macmiil.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056.
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 619545400, +252 619585800, +252 616126477, +252 770856846.
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699.
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Ali Jirde Hotel, Dhismaha Maxamud Dheere plaza,Hargiesa, Somaliland.
📍 Maka Al Mukarama Road, Dabka junction,
BL3-Waberi district, Mogadishu, Somalia
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

14/08/2025

Macquul maaha in fooqaga jaranjaro laga soo koro adigoo ku nool dunidan casriga ah. Hadaba xalka ha ka raadin meel dheere aad yar la xidhiidh Heeco Elevators and Energy iyadaa kuu xalinaysee.

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 10persons/800kg B+G+5(7sto...
16/06/2025

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator Capacity of 10persons/800kg B+G+5(7stops) Dhismaha Hamoud Business Center ee ku xiga Sagaljet ee magalada Hargeisa, Somaliland, Kaas oo qaatay keenitaankiisu mudo 90 san cisho ah (90days). Heeco Elevators & Energy waa Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Ha Moogaan Macmiil.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056.
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 619545400, +252 619585800, +252 616126477, +252 770856846.
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699.
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Ali Jirde Hotel, Dhismaha Maxamud Dheere plaza,Hargiesa, Somaliland.
📍 Maka Al Mukarama Road, Dabka junction,
BL3-Waberi district, Mogadishu, Somalia
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

Shirkadda Wishashka Heeco Elevators & Energy waxay dhammaan macaamiisheeda, iyo dhammaan ummadda somaliyeed ee sharafta ...
05/06/2025

Shirkadda Wishashka Heeco Elevators & Energy waxay dhammaan macaamiisheeda, iyo dhammaan ummadda somaliyeed ee sharafta leh ugu hambalyeynaysaa munaasabadda Ciidul-Adxaha
كل عام وأنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Hambalyada 18 MayShirkada Heeco Elevators & Energy waxay dhamaan shacab waynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu ...
17/05/2025

Hambalyada 18 May
Shirkada Heeco Elevators & Energy waxay dhamaan shacab waynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaysaa sanad guurada 34aad ee dib ula soo noqoshada xoriyada oo ku beegan beri 18 May, Hambalayo Hambalayo Hambalayo.

HEECO Elevators & Energy waxay si rasmi ah u dhamaystirtay qaabdhismeedki birta (Steel structure) lagu tala galay wiishk...
14/05/2025

HEECO Elevators & Energy waxay si rasmi ah u dhamaystirtay qaabdhismeedki birta (Steel structure) lagu tala galay wiishkii ugu weynaa ee abid laga hirgeliyo gudaha Somaliland Fuji Hitech Semi Panoramic Elevator 21p/1600kg, kaasoo laga fuliyay mashruuca Hema Book kaso hor jeedka Jamacada Gollis University ee magaalada Hargeysa.

Mashruucani wuxuu ahaa qaab-dhismeed casri ah oo ka samaysan bir adag (steel structure), looguna talagalay in uu wiishku maro gudaha qaabdhismeedka, iyadoo la adeegsanayo semi-panoramic elevator oo leh muuqaal qurxoon iyo adeeg hufan.

Haddii aad leedahay dhisme aan markii h**e loo diyaarin meel uu wiish maro, taasoo hadda kuu diidaya in la rakibo wiish, xalka ugu sahlan iyo kan casriga ah waa HEECO Elevators & Energy Company.

Address

HQ Office: Opposite Of Ali Jirde Hotel, 26 June District
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252634786056

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HEECO Elevators & Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HEECO Elevators & Energy:

Share