23/08/2022
Project No;15,2021
Dawlad Degaanka Etoobiya.
Mashruucan Wuxuu ka mid yahay maahaariicdii shirkaddu fulisay sannadkii 2021. Shirkadu waxay ka fulisay dawlad degaanka Etoobiya, gaar ahaa xafiiska madaxtooyadda. Mashrucan Wuxuu ka koobaan xafiiska wasiirka, xafiiska Xog-haynta, iyo suuli. Halkan ayaa idin kula wadaagaynaa ka hor bilawgii iyo markuu dhamaaday.
Shirkaddu waxay markasta u taagan tahay. rumaynta riyooyinka bulshada, iyadoo kuugu adeegi doonta xirfad sare, hufnaan, iyo Wakhti cayiman.
Degmada 26 June, Hargeisa.
Wadada Togdheer.
Sarta Kabo-wayne, Dabaqa 2Aad.
WhatsApp: +252634245383 / 63 4489118
Email: [email protected]