Naqshadsom

Naqshadsom Naqshado ku haboon qiyaasaha jagooyinka dhulkeena.

Dhiso Dookhaaga oo dooro naqshada guri ee  kugu haboon. Jagadu waa Haaf baloodh 40f by 60ft.Ka badan 100 naqshadood oo k...
08/05/2026

Dhiso Dookhaaga oo dooro naqshada guri ee kugu haboon. Jagadu waa Haaf baloodh 40f by 60ft.
Ka badan 100 naqshadood oo kala duwan ayaad naga helaysaa oo aanu ugu talo galnay jagooyinga magaalada Hargeysa iyo agagagaarkeeda.

Ka badan 1️⃣0️⃣0️⃣ naqshadood oo kala duwan noogu kaalay oo aanu ugu talo galnay Baloodhada Cabirkoogu yahay ● Haaf balo...
30/04/2026

Ka badan 1️⃣0️⃣0️⃣ naqshadood oo kala duwan noogu kaalay oo aanu ugu talo galnay Baloodhada Cabirkoogu yahay
● Haaf baloodh 40ft by 60ft ama (12m x 18m)
● Haaf baloodh 30ft by 80ft ama ( 9m x 24m )
● Baloodh 60ft by 80ft ama (18m x 24m)
● Baloodh 80ft by 60ft ama (24m x 18m
Hadii aad u baahnatahay naqshad kugu haboon fadlan nagala soo xidhiidh 63 8867999

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡Naqshad dhul Baloodh6️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u h...
29/04/2026

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad dhul Baloodh6️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

DHISO DOOKHAAGA 🏡Naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:● 3 Hurd...
27/04/2026

DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:
● 3 Hurdo
● 2 Gaadhi gal
● Barande fadhi.
● 3 Suuli
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

Waa naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:● 4 Hurdo● 1 Gaadhi gal ● Istoodh ●...
21/04/2026

Waa naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:
● 4 Hurdo
● 1 Gaadhi gal
● Istoodh
● 3 Suuli
● Qol qasaalad.
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡Naqshad haaf baloodh 3️⃣0️⃣ft by 8️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay.Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid k...
21/04/2026

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad haaf baloodh 3️⃣0️⃣ft by 8️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡Naqshad Baloodh dhan 8️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u ...
18/04/2026

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad Baloodh dhan 8️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡Waa Naqshad loogu talogalay Jago 4️⃣0️⃣ by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay, si fiican dhulka looga faa'iiday...
18/04/2026

🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Waa Naqshad loogu talogalay Jago 4️⃣0️⃣ by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay, si fiican dhulka looga faa'iidaystay kana kooban.
● 3 Hurdo
● Gaadhi gal
● Barande fadhi iyo barande jiko
● Istoodh
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999

Address

Jigjigayar

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 10:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252636184251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naqshadsom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naqshadsom:

  • Want your business to be the top-listed Contractor?

Share