Noble Architect

Noble Architect Waa pageka rasmiga ah ee ardayda jamacadda hargeisa kuliyadda Architecture and Urban planning-ka 2

Noble Architects are Senior Students at University Of Hargeisa.

03/04/2022
University of Hargeisa Departement of Architecture and Urban Planning2021 Architecture and urban planning Graduates Fare...
13/11/2021

University of Hargeisa
Departement of Architecture and Urban Planning

2021 Architecture and urban planning Graduates Farewell ceremony was held Thursday night at Cafe Lalays with distinguished guests Including Engineers and Architects.

Hambalyo dhamaantiin

20/09/2021
Husni Mohamed Hassan Mohamed Mouse Shiil Honor of Noble Architect
20/09/2021

Husni Mohamed
Hassan Mohamed Mouse Shiil Honor of Noble Architect

Hambalyo Dhamaan Noble Architect waa gaadheen guushii mudada badan usoo samrayseen.Waa qayb ka mida sawiranta ardayda ka...
20/09/2021

Hambalyo Dhamaan Noble Architect waa gaadheen guushii mudada badan usoo samrayseen.
Waa qayb ka mida sawiranta ardayda ka qalin jabisay kuliyada architecture and urban planning ee jamacada hargeisa.

Waxa maanta si toos ah noogu bilaabmay bandhig sanadeedkii 2aad “Architectural Festival II” oo aanu ku soo bandhigayno b...
16/03/2021

Waxa maanta si toos ah noogu bilaabmay bandhig sanadeedkii 2aad “Architectural Festival II” oo aanu ku soo bandhigayno bahiyaha dalkeena ka jira iyo xalal aanu u raadinay oo aanu ku dabaqnay sidoo kale waxaanu ku soo bandhignay heerarka kala duwan ee dhismayaasheena dalku soo mareen ka soo bilow aqal somaligii ama buul sidaad u taqaanan ilaa iyo skyscrapers.

Hadii aad xiisaynayso bandhigan fadlan nagala soo qayb gal waan hubna adoo wax uun naga faa’iday inaad laaban doonte. Bandhigan waxa uu socon doona manta oo salaasa ah ilaa iyo malinta khamiista 18-March-2021.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noble Architect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Noble Architect:

Share