Sanka Services

Sanka Services Our team of contractors can take care of your restoration needs and your reconstruction needs such as complete Electrical, Mechanical and Plumbing needs.

03/07/2019
Hargiesa, Somaliland. Mid kamida shaqooyinka Marmarka ah ee ay Ku mashquulsantahay  Shirkada Sanka. Hadii aad diyaar uta...
24/06/2019

Hargiesa, Somaliland.
Mid kamida shaqooyinka Marmarka ah ee ay Ku mashquulsantahay Shirkada Sanka. Hadii aad diyaar utahay adeeg marmar oo Ku raaligeliya fadlan lasoo xidhiidh Numbers-kan:
Call Center: 570436/ 063-6552135
Ama soo booqo xafiiska shirkada ee Jig-jiga Yar.
Elmi Business Center, udhow Suldaan Hotel.

Hargiesa, Somaliland.Shirkada Sanka, waxay diyaar kuula tahay  hadaad joogto magaalada Hargeysa bixinta Adeegga Qurxinta...
18/06/2019

Hargiesa, Somaliland.
Shirkada Sanka, waxay diyaar kuula tahay hadaad joogto magaalada Hargeysa bixinta Adeegga Qurxinta Gurigaaga ama Meheradaada sida Gypsum-ka iyo painting Decoration-ka. Halbeegayagu waa qancinta macaamiishayada.

Call Center: 570436/ 063-3552135

Dalsan, Cafeteria and Sweets , Somaliland...............................................Shirkadda SANKA Oo wada Qurxinta...
17/06/2019

Dalsan, Cafeteria and Sweets , Somaliland...............................................
Shirkadda SANKA Oo wada Qurxinta iyo Dhamaystirka Meherada ganacsiyeedka Dalsan, taas oo aanu u wadno Usameynta qayb sare iyo Qurxinta gudaha Meherada.
Mashruucan Oo Qayb ka ah shaqooyinka Qurxinta ah ee ay ka wado Shirkada Sanka Service magaalada Hargeysa iyo Guud ahaan deegaanada Somaalida.

More Info: 570436/ 063-6552135

Shirkadda Sanka Service waxay dhammaan macaamisheeda ogaysiinaysaa inay diyaar idiinla tahay  adeegyada:-*Exterior desig...
08/06/2019

Shirkadda Sanka Service waxay dhammaan macaamisheeda ogaysiinaysaa inay diyaar idiinla tahay adeegyada:-
*Exterior designs like, Cladding and etc.
*Interior designs like: shalves, Wallpaper, painting decor, gypsum board, electric, carpenter, and Etc.
*Office Decorations.
*Blumbing service
*Architecture service
*suspended ceiling Partitions walls
*Furniture maintain, repairing and installation
*and All types of home decoration and maintenance.

Si aad u hesho qiimayn bilaash ah soo booqo Xafiiskayaga oo Ku yaalla Xaafada Jig-jiga yar ee magaalada Hargeysa.

Ama soo garaac:
Call Center: 570436/ 063-6552135.
Email: [email protected]

Astaantayadu waa qanaacadaada macmiil.

03/06/2019

Shirkada Sanka Service waxay dhammaan macamiisheeda Sharafta leh ugu hambalyeyn Munaasibada Ciidul fidriga. Waxaanu idiin leenahay ilaahay sannadkan sanadkiisa Caafimaad qab iyo Cimri dheer ha innagu gaadhsiiyo.

Hadii aad ubaahato inaad meheradaada ganacsi usamayso qayb sare oo dadku fadhiistaan, fadlan nala soo xidhiidh.570436/06...
01/06/2019

Hadii aad ubaahato inaad meheradaada ganacsi usamayso qayb sare oo dadku fadhiistaan, fadlan nala soo xidhiidh.

570436/063-6552135

23/05/2019

Dhammaan macaamiisha Shirkada Sanka Seevice jimce wanaagsan. Ku xidhnow Shirkada Sanka waa saaxiibka dayactirka iyo qurxinta gurigaaga.

Call For now: 570436/ 063-6552135

Bixinta adeegga Qurxinta iyo hagaajinta guryaha iyo meherada ganacsiga ugu soo hagaag Shirkada Sanka.Office: Elmi  Busin...
21/05/2019

Bixinta adeegga Qurxinta iyo hagaajinta guryaha iyo meherada ganacsiga ugu soo hagaag Shirkada Sanka.

Office: Elmi Business Center, Jig-jiga yar.

21/05/2019

Welcome to the home of renovation and decoration.

Provides all architectural and engineering services.Call For now: 570436/0636552135
20/05/2019

Provides all architectural and engineering services.

Call For now: 570436/0636552135

Clading work! Hadii aad doonayso Qurxinta Meheradaada ama goobtada ganacsiga, Fadlan soo garaac Shirkada adeegga Qurxint...
19/05/2019

Clading work! Hadii aad doonayso Qurxinta Meheradaada ama goobtada ganacsiga, Fadlan soo garaac Shirkada adeegga Qurxinta guryaha iyo Meheradaha ee Sanka.

Call now 570436/4217278

Address

Hargeisa

Telephone

+252636552135

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanka Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sanka Services:

Share

Category