28/12/2025
shirkada sahal electric waa shirkad ka shaqaysa xal u helida iyo xidh-xidhada korontada (electrica installation) koronto gelinta guryaha iyo meheradaha iyo cilad saaristooda qalabka korontada sida laambadaha iyo fiishashka iyo dhamaan agabka korontada.
wixii faah-faahin intaas dheer nagala soo xidhiidh tilifoonada xaga hoose ku qoran:
63 4809186