Dejiye Construction Company

Dejiye Construction Company DHISKA GURYAHA IIBKA GURYAHA IIBKA DHULKA SHARCIYAYNTA DHULKA

1. Haaf baloodh iib ah2. Degmada ( I.koodbuur )3. Xaafada (  xeedho )4. Area ( dhegola )5. Cabirka ( 9m×24m )6. Qiimaha ...
20/08/2023

1. Haaf baloodh iib ah
2. Degmada ( I.koodbuur )
3. Xaafada ( xeedho )
4. Area ( dhegola )
5. Cabirka ( 9m×24m )
6. Qiimaha ( $6500 )

10/12/2022

Asc wr reer hargeisa

Laba baloodh oo kuyaal area madaxtooyada cusub seesan sharciyeysan oo dhex ah 36mx24mQiime: 47.000$ midkiiba laga bilaab...
27/02/2022

Laba baloodh oo kuyaal area madaxtooyada cusub seesan sharciyeysan oo dhex ah

36mx24m
Qiime: 47.000$ midkiiba laga bilaabay

 Nus baloodh iiba oo ku yaala xaafada xero awr kaydka biyaha , agagaarka 150 street.   :0637362255 / 0634417927 : nus ba...
06/11/2021


Nus baloodh iiba oo ku yaala xaafada xero awr kaydka biyaha , agagaarka 150 street.



:0637362255 / 0634417927

: nus baloodhkan waa 25.000$ Shan & labaatan kun oo doolar
: wa.me/252637362255 / wa.me/

10/10/2021

Asc macmiisha sharafta leh waxaanu idiin haynaa dhulku yaala 150 street gaar ahaan sheedaha

Faahfaahinta dhulka

Nus baloodh dhex ah
Cabirka: 12m×18m
Jihada: bari
Qiimaha: 22.000$

Contact: 0634422284 0637362255

03/05/2021

Asc macmiisha

Waxaan idiin haynaa nus baloodh kaara koone ah oo kuyaala degmada ibraahim koodbuur gaar ahaan xaafada obsiiye

18mx12m
9000$

Waa dhul siman oo dhismaha ku fiican cidii ubaahan waxay kala soo xidhiidhi kartaa numberadan 0634422284 0634417927

Asxaabta
Share-ta iyo like-tu waa free ee hala bakhaylina

02/05/2021

Dhulal jaban guryo jaban

17/08/2019

Address

Hargesa

Telephone

+252637362255

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dejiye Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dejiye Construction Company:

Share