Hayaan Residence

Hayaan Residence Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hayaan Residence, Architectural Designer, hargeisa, Hargeysa.

Waxaan idiin rajeyneynaa adiga iyo qoyskaaga Ciid farxad leh oo nabad, barwaaqo iyo farxad badan.Ciid Mubaarak.
19/03/2026

Waxaan idiin rajeyneynaa adiga iyo qoyskaaga Ciid farxad leh oo nabad, barwaaqo iyo farxad badan.

Ciid Mubaarak.

Dhul aad u kooban balse aanu ka qorshaynay nashqad bilic iyo baahi-koob isku darsatay. Nashqada gurigan oo dhawaan la bi...
26/01/2026

Dhul aad u kooban balse aanu ka qorshaynay nashqad bilic iyo baahi-koob isku darsatay.

Nashqada gurigan oo dhawaan la bilaabi doono dhismaheeda ayanu ka qorshaynay;
• 5 Qol oo hurdo ah 🛌
• Fadhi & Cunto 🍽️
• Daarad dhexe (Tv Lounge) 📺
• Kitchen & Service
• 3 🚽
• Laba gaadhi gal

Haddaba macmiil, mushkiladdu ma aha in dhulkaagu kooban yahay;
ee waa maqnaanshaha nashqad iyo qorshe cad kahor dhismaha, iyo faham la’aanta qiimaha dhabta ah ee mashruucaaga.

Nagala soo xidhiidh 📞 +252 63 4133066 / +252 63 6586066

26/01/2026

Dhul aad u kooban balse aanu ka qorshaynay nashqad bilic iyo baahi-koob isku darsatay.

Nashqada gurigan oo dhawaan la bilaabi doono dhismaheeda ayanu ka qorshaynay;
• 5 Qol oo hurdo ah 🛌
• Fadhi & Cunto 🍽️
• Daarad dhexe (Tv Lounge) 📺
• Kitchen & Service
• 3 🚽
• Laba gaadhi gal

Haddaba macmiil, mushkiladdu ma aha in dhulkaagu kooban yahay;
ee waa maqnaanshaha nashqad iyo qorshe cad kahor dhismaha, iyo faham la’aanta qiimaha dhabta ah ee mashruucaaga.

Nagala soo xidhiidh 📞 +252 63 4133066 / +252 63 6586066

28/12/2025

Shirkadeena Hayaan Residence waxay la qaybsanaysa munaasibada aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland awgeed, farxadda iyo damaashaadka shacabka reer Somaliland.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

FG: Muuqaalkani waa laba bilood kahor iyo Gobolka Sanaag qeybo kamid ah.

16/12/2025

Hayaan Residence

16/12/2025

We’re here to bring your dream project to life through expert design & professional supervision from start to finish.

17/11/2025

Bring your dream residential housing project to life with our expert architectural solutions.

05/11/2025

Residential Project Completed and soon to be built in Hargeisa Inshallah. Designed & Supervised by HAYAAN RESIDENCE

Mashruuc kale iyo macmiil u hayaamay hoy ku haboon.Waxaan si farxad leh u shaacinaynaa dhamaystirka wajiga nashqadeynta ...
05/11/2025

Mashruuc kale iyo macmiil u hayaamay hoy ku haboon.

Waxaan si farxad leh u shaacinaynaa dhamaystirka wajiga nashqadeynta ee 4 Guri Bungalow ah oo ay naqshadeysay Hayaan Residence, iyadoo sidoo kale kooxda HAYAAN lagu aaminay korjoogtaynta dhismaha inta uu socdo mashruucu.

Faahfaahinta Mashruuca:
- Cabbirka Dhulka:40m x 20m
- Qayb kasta waxa ay ka kooban tahay:
• 4 Qol Jiif
• Fadhi iyo Cunto Weyn oo Furan
• 2 Suuli Gudaha ah
• Jiko (Kitchen)
• Qol Adeeg (Service Room)
• Suuli Dibadda ah

Mashruucani waxa uu muujinayaa sida aan uga go’nahay in aan siino macaamiisheena xalal guriyeed oo shaqaynaya, qurux badan, isla markaana si gaar ah loogu habeeyey baahidooda.

12/10/2025

Maxaad Raadinaysaa?.

Raaxada, casriyeynta, iyo naqshad kuu gaar ah — HAYAAN RESIDENCE ayaa kuu haya

Address

Hargeisa
Hargeysa
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Residence posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share